Comments for Warfaafiye

Comment on Qormo:Yuusuf Garaadoow Xamar oo la xumeeyay kusoo dhowoow by Jeelle
Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad.  MIyaysan muujinyayn in Yuusf Garaad awood qaqable weli aammisan yahay?

Comment on Moh Farah oo ku guuleystay Orodka 5000 ee Olombikada “Video” by hassan m.said
bismillah

markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar wanaagsaneeyd, sida mohamed farah oo kale,hadda international community waxaa u cadaatay, in haddii aay zamzam iyo maxamed ahaa lahaayeen dad kayimi wadan waxba ka jirin oo nabada waa hubaal  ineey zamzam iyo maxamed guuleeysan lahaayeen,maadaama mo farah uu soomaali yahay,maxaa keenay inuu si sahlan ku guuleeysto,waayo wuxuu joogaa meeleey nabad kajirto, bal xussusta dib u eega HALYEEY CABDI BILE CABDI 1987? let BRITISH GOVT allow to live all somalis better life in their country BECAUSE THE VICTORY CAME FROM A SOMALI MAN.

SOOMAALIYA HA NOOLAATO

Comment on Qormo:Yuusuf Garaadoow Xamar oo la xumeeyay kusoo dhowoow by Qaran doon
Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid tahay dib u soo noolaynta qaran soomaaliyeed waayo yuusuf waxaa uu tiir dhexaad u ahaa in lawaayo ama uu bueburo qarankii soomaliyeed, sidaa daraadeed tagitaankiisa waa nooc ka mid ah in xididada loo siibo qabqablayaashii dalka soomaliya, sida aan wada xasuusanna dagaalkii sokeeye ee dalkeenna ka dhacay waxaa garwadeen ka ahaa yuusuf garaad beeshiisa, isagana markaas waxaa uu madax ka ahaa BBCda, waxaa uu si xeeladaysan u buun buuniyyey guulihhi ay gaareen urukii USC ee beeshiisi garwadeenka ka ahayd. waxaana uu ka mid ahaa qurba joogtii dhaqaalaha iyo abaabulka ka waday dibadda taasna waa la ogaa oo ma ahayn wax qarsoon. Yuusuf garaad si uu arintaas ugu gacan bannaanaado un a helo idaacad uu ku buunbuuniyo, qoyskiisii dumiyey dalkeenni waxaa uu bahdilaad ku sameeyey waryayaashii idaacddda ee isaga ugu horreeyey meesha kana waayo aragsanaa waana uu kala cayriyey, waxaa uu abuuray kuwo cusub oo aan aqoon iyo waayo aragnomo lahayn, waxaa uu uu ka abuuray dalka gudhiisa idaacadao cusub iyo wariyayaal uu si xeeladaysan uu uga dhigay shaqaale u shaqeeya BBCda oo warka ka soo tabiya guulaha ay gaareen USC. waxaa uu caalamkii ka dhaadhiciyey in ay dalkii oo dhan gacanta ku dhigeen USC, waxaa uu daboolay bililiqadii ka dhacday dalka iyo dilkii baahsanaa ee ay geeysteen USC, taa badalkeeda waxaa uu si aan qarsoonayn uu ammaan iyo bogaadin hawada u mariyey sida xawliga ah USC u guulaysatay, waa la xasuustaa 1991 wixii ka dhaca gobolda Jubbada hoose, Gedo iyo Bay. waan wada xasuusannaa sidii ay u soo tabin jirtay BBCda oo ahayd qaabkii uu u tabin jiray guulaha ay gaareen laakiin la qarin jiray bililiqadii, kufsigii, dilkii, barakicntii, iyo fool xumooyinkii kale ee ay gaysteen USCda. waxaan ku farxsannahy in maanta qaabkii ay u tabin jirtay BBcda dhacdooyinkki 1991 in ay duubanyihiin oo gacanta lagu hayo lana soo bandhigi doonno maalinta sharciga iyo makammdda la isugu yimaado. Cayrinta laga cayriyey yuusuf garaad BBcda waa qayb ka mid ah  xakamynta iyo in siyaasadda laga fogeeyo qabqablayaashii dalkaanaan soo maray waxaana arrintaas iska kaashaday waddaniyiinta soomaliyeed iyo beesha caalamka, waxayna bilow u tahay helitaanka qaran soomaliyeed iyo in la fududeyo in sharciaga la soo taago ma naxayaashii gunta u jaray qarankeennii. Waxaad wada xasuusataan dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Ruwaanda in in dadkii maxkamadda la soo tagay ay ku jireen wariyaal caan ahaa oo ka shaqaynayey idaacado caan ah, sidaa daraaded tagi taanka yusuf garaad ee BBCda waxay gogolxaar u tahay in aan cidina ka baxsan doonin wixii dhacay, maalin maalmaha ka mid ahna lala xisaabtami doono dambiila yaashii ku gabood falay shacabka soomaliyeed kuwaas oo ay ka mid yihiin kuwii si dadban iyo si toos ahba uga qayb qaatay wixii ka dhacay dalkeenna 21 sano ee u dambeyey.

Comment on Qormo:Yuusuf Garaadoow Xamar oo la xumeeyay kusoo dhowoow by Axmd
Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka

tageen Soomaalina warkeed daa. Kolkaa inta doorashada ka horrayso ha la cayaaro himiladiisa beenta ah.

Hadduu rabitaanku fardo ahaan lahaa masaakiintuba way fuuli lahaayeen Ïf wishes were horses, beggars

would ride them.

Comment on Cali Dheere”Kuwa ansixiyay dastuur ku sheega waa dileynaa” by puntlander
asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo shayaadiinta uu leeyahay waxbey noo dilaayaan ilaah baa wax dila waxna nooleya sidaas ha ogaado isaga naftiisa iyo inta dad uu uuntay isagaa qorshe u sameystay inuu oofsado hadii uu cali dheere aaminsan yahay inuu wax dili karo bal hala ogaado inuusan islaanminada uu sheeganayo ay tahay mid aan la hubin…… waana mujrim shaydaan ah saas hala ogaado….

Comment on ZamZam & Maxamed “Kuma laaban karno dalka” Video by Qaran doon
wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska dhiiban dalka UK, runtii dadka soomaaliyeed waa ogaayeen in aysan labadaan qof wax guul ah u keeni doonin soomaaliya waayo lama soo maesiin wax tartan iyo is reeb reeb ah waana iska caddayd in meesha loogu qoray caadifad iyo nin jeclaysi iyo in looga faa,iideeyo in ay iska dhiibaan UK waana dhacday sidii aan horay u saadaalinay,  runtii waxay ka mid tahay dhibaataynta iyo bahdilaadaada ay ummadda soomalyeed ku hayaan dadkiidkii 21 kii sano ee la soo dhaafay hortaagnaa qaranimadii soomaaliyeed in ay wali ku hamminayaan in ay si xirfadaysan oo isboortigiina ku jiro ummadda soomaaliyeed ugu lugaynayaan. waxaan shaashadaha caalamka ka daawannay gabdha oo ku heesayso hees wadani ah oo intaan ka xasuusto ay lahayd dalkaygow kaa dhoofimaayo waan kuu dhimanayaa iyo ereyo la mid ah, arrintaas waa isbaddashay markii horana run ma ahayn heestaas waana loo dhiibay gabadha heestaas, waxaana la iska dhigayey in ay yihiin dad wadaniyiin ah laakiin arrintu sidaas ma ahayn ee awrka ayaa lagu kacsanayey oo wax kale ayaa qarsoonaa. waxaanse sugaynaa heeska kale ee ku xigo ee ay qaadi doonto. ummadda soomaliyeed waxaa ay ku qasbantahay in ay wax ka badasho hab dhismeedka kooxdaan olompicada soomaaliyeed si aysan u dhicin ceebtaan ku habsatay qarankeenni oo noqday mid looga shaactiraysto ama looga qoslo shaashadaha ama taleefishinada caalamka runtiina waa nasiib darro wixii ka dhacay UK.

Comment on Qormo:Fadqalalada Faroole oo far dheeratay ku ah xiliga kala guurka by Gabar soomaaliyeed
Dhamaan umada muslimiinta ah  kana sii ah soomaalida

Waxaad  ilawdeen ramadaantiinii

waxaan idiin soo gudbin talo

kawaan tooba cayda qabyaalada hadaan soomaali nahay inaga ayaa is dulaynay qofba qof ayuu caynayaa               faroole       waa madaxwayne      waxaana aaminsan ama uu mas’uul ka

yahay  umada uu xukumo   qofkuusan xukumin wuxuu ugu soo gudbaa waa  qalad

Comment on Yuusuf Garaad oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho “Sawiro” by Qurbaawi Uk
Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii  London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey  Dhinaciisa mooryaan Indhacade ayaa kamuuqda ma sidaas ayuu Musharax kuyahay?

Cajiib !!

Comment on Qormo:Fadqalalada Faroole oo far dheeratay ku ah xiliga kala guurka by Ahmed
asc

Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina.

Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya aqoon darada, diin la`aanta iyo qabiilnimada dadka isku sheega saxaafada Soomaaliya. Waxaad keliya oo aad faa`iido hesheen waa in cay la is dhaafsado.

21 sano ka dib weli qabiil ayaa laga hadlayaa iyo cid baan xun ama fiican. Tan keliya ee duliga looga bixi karo waa in la midoobo laga xishoodo qabiilka qalbiga degey.

Comment on Video:Yuusuf Garaad oo faah faahin ka bixiyay ujeedadiisa by PIS SIRDOONKA
Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood wadanka somalia aysan wax xaq ah kulahaan…..lakiin sidaas sikaduwan ayuu muqdisho kula kulmayaa ee ah in mooryaanta iyo galmudug/galgadud degen xamar waxbo ka aheen. Isaga laftigiisa wuu ogyahay in eeysan xataa caalamka magaca habargidir qalin cas kuqortay. Most wanted tribe “habargidir”.