CED-Som
Home » Tacsi You are browsing entries filed in “Tacsi”

OGEYSIIS: Tacsi loo dirayo dhamaan qoyska reer Maxamed Abuukar

Tacsi_Naxdin leh

Fadumo Muxudiin Cali, Hani Muxudiin, Ahmedey Muxudiin Cali, Abdirahman iyo Abdullahi Muxudiin Cali oo Abdul Arts ku magacdheer, Ali Muxuyaddiin Cali iyo dhamaan qoyska reer Muxudiin Cali waxey Tacsi tiiranyo u dirayaan qoyska Reer Maxamed Abuukar  gaar ahaan hooyo Faay Nuur  waxeyna uga tacsiyeynayaan geeriyadii ku timid Marxuumad Safiyo Maxamed Abuukar  oo maalinamadii Sabtida ku [...]

January 1st, 2013 | Posted in Somali News,Tacsi | Read More »

Taariikh Nololeedkii Guddomiyihii ugu horeeyay ee Baarlamaanka.

Sh.Muqtaar

Allaha u naxariistee Sheekh Muqtaar Maxamed Xuseen ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, halkaasi oo howlo caafimaad uu u tegay kaddib markii ay soo wajaheen cudurro kala duwan. Guddoomiyihii ugu horeeyay Golaha Baarlamaan uu yeesho wadanka Soomaaliya ayaa xanuuno kala duwan oo hayay maalmihii ugu dambeeyay loogu dabiibayay magaalada Nairobi [...]

June 12th, 2012 | Posted in Somali News,Tacsi | Read More »

Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare oo tacsi u diray eheladii geeridii ku timid Sheekh Cumar Sh. Max’ed Faarax

tacsi

Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare, dhammaan culumaa’udiinka, xerta iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tacsi u dirayaan ehelada, culumaa’udiinka, xerta iyo jameecada dariiqada Suufiyada Ahlu Sunna Waljameeca. Khaliif C/qaadir Macallim Nuur Maxamed Siyaad, Xerta, jameecada iyo dariiqada suufiyada meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxay tacsi u [...]

May 28th, 2012 | Posted in Somali News,Tacsi | Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH: Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

tacsi

Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle  iyo xaaskiisa marwo Maryan Maallim Afrax Roble, waxay TACSI tiiraanyo leh u diraayaan qaraabaddii iyo qoysaskii uu ka geeriyooday marxuum Sheekh Maxamed Caddow Max’uud  Saaqey ( Dhagaweyne) oo ku geeriyooday magaaladda Muqdisho taariikhdu markey aheyd May 24, 2012, iyada oo ay  “xabad wiifta ah”  ayku haleeshay agagaarka Suuqa Bakaaraha. Sheekhqu [...]

May 26th, 2012 | Posted in Somali News,Tacsi | Read More »

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...