Warfaafiye » Somali News

Axmed Madobe oo Booqday Cisbitaalka uu yaalo Yaasin nuur gaas
Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo socdaalo ku marayay Dalalka Itoobiya iyo kenya ayaa booqasho waxa uu xalay ugu tagay Yaasiin nuur Gaas oo ahaa Gudoomiye Ku xigeenkii hore ee Maamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo.

Yaasin nuur Gaas oo Kooxa Hubaysan dhaawac ugu gaysteen Magaalada Kismaayo laba maalin ka hor ayaa la dhigay cisbitaal ku yaala Dalka kenya si Xaaladiisa Caafimaad loo hubiyo

Axmed Madoobe ayaa socdaalkiisa waxaa ku wahliyay Xubna Maamulkiisa ka tirsan hayeeshee waxa uu Cisbitaalka uu yaala ee Magaalada Narobi ugu tagay sargaalkaa waxa uun sheegay in uu aad uga xun yahay arintaan.

Axmed Madoobe ayaa ka dhawaajiyay in amniga Magaalada Kismaayo gacanta ku dhigi doonaan oo ay ka hortagi doonaan  Kooxaha Cadaystay in falal amaan daro ah Gaystaan.

,,, Waa waxaan loo dul qaadan doonin in dad dana gaar ah xanbaarsan amaanka wax u dhimaan waxaana ku dadaali doonaa in dadkaa aan meesha ka saarno si dad nadiif ah loo helo ayuu yiti Axmed Madoobe.

Axmwd Madobe ayaa maalmahaan ku sugnaa Dalka itoobiya laakiin wali kama uusan hadlin kulamadii dhaxmaray asaga iyo Madaxda Itoobiya hayeeshee waxaa uu qorshaha uu ahaa in uu gaaro Puntland balsa dib ayuu labtay lamana oga sababta safarkiisa baajisay.

AhluSuna Waljamaaca oo sheegtay in Amaan daro ka jirto g/ dhexe
Maamulka Ahlu Suna Walajamaaca ee Gobalada Dhexe ee Soomaaaliya ayaa sheegay in amaanka Gobaladaa uu yahay mid aan wanaagsanayn Mudooyinkii u danbeeyay .

Waxa uu sheegay Maamulkaa in xaalada amaan daro ka jiraan qayba ka mid ah Gobalka ay salka ku hayaan dhibaatada ay ku hayaan Kooxda alshabaab Goobaha ay ka arimiyaan.

Ahulu Suna ayaa sheegtay in arimahaas oo is biirsaday ay keenaan in dad badan cabashooyin ka muujiyaan waxa uuna sheegya Sargaal u hadlay Uruurkaa in cabashooyinka ay soo gaarsiiyeen dad ku dhaqan Gobalka.

Kulama amaanka looga hadlayo ayaa lagu wadaa in maanta Magaalada Cadaado ka dhacaan waxana kulan kaa soo qaban qaabiyay Uruurka Ahlusuna Waljamaaca ee Gobalada dhexe.

Gobalka Galgaduud ayaa waxaa qayba badan oo ka mid ah Maamula Uruurka Alshabaab waxaana jira Gooba badan oo Xiisado Colaadeed ka jiraan kuwaas u dhexeeya Uruurka Alshabaab.

Xiisad Colaad oo ka taagan Degmada Baraawe
Xiisad Colaadeed ayaa ka taagan Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose taas oo u dhaxaysa laba garab oo ka tirsan uruurka Alshabab.

Dagaal xoogan oo si wayn samayn ugu yeeshay dadka Magaalada Baraawe ayaa xalay ku dhaxmaray laba Malayshiya oo ka tirsan alshabaab Mgaalada Baraawe  ee Gobalka Sh /hoose.

Labada Kooxood ee Dagaalka u dhaxeeyay ayaa kala taageersanaa Ibraahim Afqaan iyo Hugaamiyaha Uruurka Alshabaab Axmed Cabdi godane .

Dagaalkaa ayaa soo qaaday Mahad Karatee oo taageersan Axmed Cabdi Godane waxana la sheegayaa in dagaalka uu gastay khasaraaro laakiin wali lama sheegin inta uu la egyahay.

Xaalada Magaalada Baraawe ayaa saakay degan laakiin wali xiisad Colaadeed ayaa ka jirta waxana Magalada ku soo khul khulaya Gurmad labada Dhinac ka socda .

Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ah hugaamiyaasha Alshabaab ee taageersan Afqaan ayaa saakay aroortii gaaray Magaalada Baraawe asaga oo wata Ciidama ku hubaysan Gaadiidka Dagaalka.

Ma ahan markii ugu horaysay ee isku dhacyo dhaxmaro Kooxda Alshabaab waxana isku dhacaan ku soo aadayaa xili khilaafka u dhaxeeya Alshabaab uu sare kac samaynayo.

Dowalada Itoobiya oo Cambaaraysay Qaraxii Muqdisho
Dowlada Itoobiya ayaa Cambaaraysay Falkii sahalay lagu weeraray Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho halkaa oo lagu dilay dad kala duwan kadib qaraxyo is xig xiga oo halkaa ka dhacay.

Raii,sul Wasaaraha Itoobiya Desligen ayaa falkaa ku tilmaamay mid argagaxiso ah waxa uuna sheegay in ay aad uga xun yihiin falkaa nuucaas ee lala eegtay Xarunta Hay,addaha QM .

Waxa uu sheegay in lagama maarmaan tahay in dagaal lala galo Kooxaha Argagaxisada ah ee  gacan saarka la leh Alqaacida waxa uuna sheegay in loo baahan yahay in la iska kaashado sidii looga hortagi lahaa.

Raii,sul Wasaaraha itoobiya waxa uu uga tacsiyadeeyay Umadda Soomaaliyeed iyo QM dadkuu Qaraxyadaa ku dhintay waxa uun sheegay in Itoobiya sii wadi doonto tageerada Dowlada soomaaliya.

Ugu danbayntii ayuu sheegay Raii,sul Wasaaraha Itoobiya in la taageero ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM si ay uga adkaadaan Kooxaha wali ku harsan Dalka Somaaliya kuwaa uu sheegay in awoodoodii sii dhamaatay.

Gudoomiyaha Degmada Wada Jir oo talooyin siiyay Dowalada Soomaaliya
Gudoomiyaha Degmada Wada jir ee Gobalka Banaadir ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya in ay samayso qorshe amaanka qayb ka qaadan kara waxa uuna sheegay in loo baahan yahay in degmooyinka Gobalka Banaadir laga sameeyay tirakoob si dadka ku nool loo ogaado.

AXmed Daacad Gudoomiyaha Wada Jir waxa uu sheegay sidoo kale in lo baahan yahay in qayb wayn ka qaataan amaanka Gobalka Shacabka Soomaaliyeed si ayuu yiri looga hortago waxa uu ugu yeeray Fidnawadayaasha Soomaaliya.

Axmed Daacad ayaa u jeediyay Wasaaradda Arimaha gudaha Soomaaliya in ay keento qorshe amaanka lagu Xoojin karo waxa uuna yahay ayuu yiri iyada oo la sameeyo Diiwaan galin dhamaan Degmooyinka Gobalka Banaadir kuwaas oo sida uu tilmaamay lagu ogaan karo dadka degmooyinkaa ku nool.

,,,Waa wax laga xumaado waxii ka dhacay Shalay Xarunta UNDP ee Muqdisho waxaana adeer falkaa uu ahaa mid argagaxiso ah oo ay gaysteen Kooxa waxmagarato ah waxaan leeyahay  waa in wixii xiligaan ka danbeeya laga gaashaanto,,, ayuu yiri Daacad

RW iyo Nicholas Kay ayaa ka wada hadlay dhacdadii maanta:Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo qaar ka tirsan Golahiisa Wasiirada ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ncholas Kay, iyagoo ka wada hadlay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ee Muqdisho.

Mr. Saacid ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho, wuxuuna uu ugu tacsiyadeeyay  Nicholas Kay,  shaqaalihii ku waxyeeloobay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa.

“Ciidanka qaranka ayaa si geesinimo leh uga jawaabay ficilkaan axmaqnimada ah waxayna ka hortageen khasaaro intaas ka badan, ciidankuna waxay u taagan yihiin difaaca shacabkooda,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Saacid oo dhanka kalana xusay in Hay’adaha Q.M ay diyaar u yihiin u dhabar adeegida ficilada ay gaysanayaan argagaxisadu. Lakiin Al-shabaab ma hor istaagi karaan hanaanka nabad ku soo dabaalida dalka, ma joojin karaan dib-u-kabashada, rabshaduhuna ma guulaysan doonaan.

Dhanka kale Ergayga gaarka ah ee Q.M Nicholas Kay ayaa dhankiisa sheegay in uu soo dhaweynayo tacsida qaran ee dowladda iyo garab istaagooda, waxuuna si xoog leh u cambaareyey qaraxii lala eegtay maanta xarunta Q.M.

“Hay’adaha Q.M waxay dalka u joogaan sidii ay caawin lahaayeen dadka Soomaaliyeed, mana niyad jabinayso qaraxyadii maanta lagu qaaday xarunta Q.M, waxaana halkaan uga tacsiyeeynayaa dadkii ku geeriyooday qaraxyada oo isugu jira Soomaali iyo shaqaale Ajanabi ah, ficilkaana maahan mid naga hor istaagaya inaan Soomaaliya ka sii shaqayno” ayuu yii Nicholas Kay.

Ergayga qaramada midoobay ayaa hoosta ka xariiqay inay si xowli ah ku sii socon doonto garab istaaga dowlada Soomaaliya.“Dowladda Soomaaliya ayaa hormuud ka ah shaqooyinka aan u joogno dalka, waxaana diyaar u nahay in markasta kula shaqayno duruufaha adag ee soo wajaha shaqada aan u hayno shacabka Soomaaliyeed, waxaana halkan uga mahad celinayaa ciidanka Soomaaliya iyo shaqaalaha Q.M oo ku jiray xarunta oo badbaadiyey dad faro badan” ayuu yiri Nicholas Kay.

4 qof ajaaniib ah iyo tiro kale oo ku dhimatay weerarkii UNDP:SAWIRRO
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in 14 qof oo ay ku jiraan 4 shaqaale Ajnabi ay ku dhinteen weerarkaasi, kuwaasi oo uusan sheegin dalalka ay u kala dhasheen.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay badbaadiyeen shaqaalihii ku jiray xarunta dhismaha UNDP ee weerarka lagu qaaday, isagoo tilmaamay iney ciidamada dileen qaar ka mid ah ragii hubeysnaa ee xarunta galay.

“Abaarihii 11-iyo bar kooxda argagixisada ee Al-Shabaab waxay weerar ku qaadeen Xarunta UN-ka weerar isugu jiray baabuur iyo ciidamo hubeysan oo gudaha galay, markiiba ciidamada amniga ayaa la dagaalay, waxay sameeyeen inay bad baadiyaan shaqaalaha”ayuu yiri Wasiir Guuleed.

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay inay jiraan dhaawacyo dad gaaraya 18-ruux oo u badan dad shacab ah oo ka ag dhowaa goobta qaraxa ka dhacay sida uu yiri.

Wuxuu sheegay Wasiirka in kooxaha weerarka fuliyay ay ahaayeen 7-ruux oo qaarkood uu sheegay inay is qarxiyeen qaarna la dilay sida uu hadalka u dhigay.

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarka, iyagoo tilmaamay in weerarkaasi ay fuliyeen Ciidamo Kumandos ah oo si gaar ah u tababaran inay gudaha u galaan xarunta.

Xarunta UNDP ayaa ah dhisme weyn oo aad u ballaaran, iyadoo ay leedahay labo albaab oo dhanka laamiga iyo dhabarka dambe oo xaafada Buulo Xuubey ah, waxaana la sheegay in shaqaalaha ajaaniibta qaar albaabka dambe laga saaray.

Qaraxyo & ismiidaamin lagu weeraray xarunta UNDP Muqdisho
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta barqanimadii Qarax ismiidaamin ah lagu weeraray Xarunta QM UNDP ee Magaalada Muqdisho.

Qof naftiis hore ah ayaa isku qarxiyay Albaabka Xarunta oo ay joogeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo ilaala ka hayay halkaa waxana marka uu qarax dhacay kadib la sheegay in Kooxa hubaysan ay risaas ooda kaga qaadeen Ciidamadii halkaa joogay.

Dad Goob joogayaal ah ayaa xaqiijiyay in uu arkayay rag hubaysan oo u malaynayo in ay yihiin alshabaab oo ka dagaalamaya albaaka hore ee Xarunta Hay,dda UNDP waxa uuna sheegay in risaas xoogan la is waydaarsanayay.

lama soo sheegin khasaaraha Qaraxaa ka dhashay ilaa iyo iminka hayeeshee saraakiisha AMISOM ayaa ku soo waramaya in Weerarkaa ay fuliyeen Kooxda Alshabaab.

Wali lama xaqijin karo xaalaad sida ay tahay wayoo goobta ayaa ah mid aad mashquul u ah xariira kala duwan oo la samayna waxa ay ka gaabsadeen in ay amuurtaan ka hadlaan Saraakiisha maaanka .

Hayeeshee Madaxda UNSOM ayaa sheegay in la weeraray Xarun ka mid ah xarumahooda Magaalada Muqdisho hayeeshee Ciidamada Dowlada iyo AMISOM ayaa ugu jira dadaal sidii xaalada u dajin lahaa yeen aya lagu yiri qoraal UNSOM laga helay.

Shacabka G/dhexe ee Soomaaliya oo taageeray Shirka Muqdisho ka furmay
Uruurada Bulshada rayidka ah ee Gobalada dhexe ayaa soo dhawayay Shirka midaynta Gobalada dhexe ee ka socda Magaalada Muqdisho kaa oo ay ka qayb galayaan erga kala duwan.

Waxa ay sheegeen dadkaan in ay aad u soo dhawaynayaan Shirkaa oo ay ku tilmaameen mid kaalin wayn ka qaadan kara xaga amaanka oo ay sheegeen in uu yahay muhiim.

Xsaan cali roble oo ka mid ah dadka ku dhaqan Magaalada Dhuusa mareeb ayaa sheegay in ay aad u soo dhawaynayaan Kulan kaa waxa uuna rajo ka muujiyay in guul uu ku dhamana doono.

Shacabka Gobalada dhexe ayaa aaminsan in hadii kulan kaa go,aan laga soo saaro la xariira in la mideeyo gobalada dhexe uu wadada u xaari karo in Gobalada dhexe laga sifeeyo Kooxda Alshabaab.

Maanta ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo kulan kaa waxana laga war dhoorayaa qodobada ka soo bixi doona kulan kaa oo ah mid aad u balaaran oo madax kala duwan ka qayb galayaan.

Ciidamada Wadooyinka laascaanood oo qabtay nin gaari jiirsiyay Nin rayid ah
Ciidamada Wadooyinka Maamulka soomaaliland ee Magaalada Laas Caanood ee Gobalka Sool ayaa gacanta ku dhigay Gaari loo haysto dil Nin shacab ah oo la sheegay in uu ka baxsaday markii uu jiiray kadib.

ku dhawaad 70 gaari ayaa la keenay Saldhiga Dhexe ee Magaalada Laascaanood kuwaas oo loo haysto dilka ninkaan sida uu sheegay Saraagaal ka tirsan waaxda wadooyinka Gobalka Sool.

Hayeeshee Gaadiidkaan ayaa la sii daayay markii danbe kadib markii lagu waayay wax dinbi ah waxana uu sheegay in gaarigii ninka jiiray ay heleen oo gacanta Booliiska ku jiro.

Taliyaha Waxda Socdaalka Wadooyinka Soomaalialnd ee Gobalka Sool waxa uu intaa ku daray in ay jiraan Gaadiid marka ay wadooyinka marayaan loo kaxeeeyo si xad dhaaf ah waxa uuna sheegay in taa go,aano ka soo saari doonaan.