CED-Som
Home » Somali News You are browsing entries filed in “Somali News”

Axmed Madobe oo Booqday Cisbitaalka uu yaalo Yaasin nuur gaas

yaasin

Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo socdaalo ku marayay Dalalka Itoobiya iyo kenya ayaa booqasho waxa uu xalay ugu tagay Yaasiin nuur Gaas oo ahaa Gudoomiye Ku xigeenkii hore ee Maamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo. Yaasin nuur Gaas oo Kooxa Hubaysan dhaawac ugu gaysteen Magaalada Kismaayo laba maalin ka hor ayaa la dhigay cisbitaal ku [...]

June 20th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

AhluSuna Waljamaaca oo sheegtay in Amaan daro ka jirto g/ dhexe

ahlu-suna

Maamulka Ahlu Suna Walajamaaca ee Gobalada Dhexe ee Soomaaaliya ayaa sheegay in amaanka Gobaladaa uu yahay mid aan wanaagsanayn Mudooyinkii u danbeeyay . Waxa uu sheegay Maamulkaa in xaalada amaan daro ka jiraan qayba ka mid ah Gobalka ay salka ku hayaan dhibaatada ay ku hayaan Kooxda alshabaab Goobaha ay ka arimiyaan. Ahulu Suna ayaa [...]

June 20th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Xiisad Colaad oo ka taagan Degmada Baraawe

69339891

Xiisad Colaadeed ayaa ka taagan Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose taas oo u dhaxaysa laba garab oo ka tirsan uruurka Alshabab. Dagaal xoogan oo si wayn samayn ugu yeeshay dadka Magaalada Baraawe ayaa xalay ku dhaxmaray laba Malayshiya oo ka tirsan alshabaab Mgaalada Baraawe ee Gobalka Sh /hoose. Labada Kooxood ee Dagaalka u dhaxeeyay ayaa [...]

June 20th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Dowalada Itoobiya oo Cambaaraysay Qaraxii Muqdisho

Meles-Zenawi-_2317469b

Dowlada Itoobiya ayaa Cambaaraysay Falkii sahalay lagu weeraray Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho halkaa oo lagu dilay dad kala duwan kadib qaraxyo is xig xiga oo halkaa ka dhacay. Raii,sul Wasaaraha Itoobiya Desligen ayaa falkaa ku tilmaamay mid argagaxiso ah waxa uuna sheegay in ay aad uga xun yihiin falkaa nuucaas ee lala eegtay Xarunta [...]

June 20th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Gudoomiyaha Degmada Wada Jir oo talooyin siiyay Dowalada Soomaaliya

axmeddaaci_t1_1

Gudoomiyaha Degmada Wada jir ee Gobalka Banaadir ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya in ay samayso qorshe amaanka qayb ka qaadan kara waxa uuna sheegay in loo baahan yahay in degmooyinka Gobalka Banaadir laga sameeyay tirakoob si dadka ku nool loo ogaado. AXmed Daacad Gudoomiyaha Wada Jir waxa uu sheegay sidoo kale in lo baahan yahay [...]

June 20th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

RW iyo Nicholas Kay ayaa ka wada hadlay dhacdadii maanta:Sawirro

sacidkay-2

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo qaar ka tirsan Golahiisa Wasiirada ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ncholas Kay, iyagoo ka wada hadlay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ee Muqdisho. Mr. Saacid ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho, [...]

June 19th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

4 qof ajaaniib ah iyo tiro kale oo ku dhimatay weerarkii UNDP:SAWIRRO

qaraxundp-9

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in 14 qof oo ay ku jiraan 4 shaqaale Ajnabi ay ku dhinteen weerarkaasi, kuwaasi oo uusan sheegin dalalka ay u kala dhasheen. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay badbaadiyeen [...]

June 19th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Qaraxyo & ismiidaamin lagu weeraray xarunta UNDP Muqdisho

Qarax-miino.

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta barqanimadii Qarax ismiidaamin ah lagu weeraray Xarunta QM UNDP ee Magaalada Muqdisho. Qof naftiis hore ah ayaa isku qarxiyay Albaabka Xarunta oo ay joogeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo ilaala ka hayay halkaa waxana marka uu qarax dhacay kadib la sheegay in Kooxa hubaysan ay [...]

June 19th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Shacabka G/dhexe ee Soomaaliya oo taageeray Shirka Muqdisho ka furmay

GE DIGITAL CAMERA

Uruurada Bulshada rayidka ah ee Gobalada dhexe ayaa soo dhawayay Shirka midaynta Gobalada dhexe ee ka socda Magaalada Muqdisho kaa oo ay ka qayb galayaan erga kala duwan. Waxa ay sheegeen dadkaan in ay aad u soo dhawaynayaan Shirkaa oo ay ku tilmaameen mid kaalin wayn ka qaadan kara xaga amaanka oo ay sheegeen in [...]

June 19th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Ciidamada Wadooyinka laascaanood oo qabtay nin gaari jiirsiyay Nin rayid ah

askarLaascaanood

Ciidamada Wadooyinka Maamulka soomaaliland ee Magaalada Laas Caanood ee Gobalka Sool ayaa gacanta ku dhigay Gaari loo haysto dil Nin shacab ah oo la sheegay in uu ka baxsaday markii uu jiiray kadib. ku dhawaad 70 gaari ayaa la keenay Saldhiga Dhexe ee Magaalada Laascaanood kuwaas oo loo haysto dilka ninkaan sida uu sheegay Saraagaal [...]

June 19th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...