Warfaafiye » Sawirada

Gabadhii madaxeeda buufsamay oo qaliin lagu sameeyay:Sawirro
Roona Begum waxay ku dhalatay biyo madaxa kaga jiro kuwaasoo marba mar isa sii abuurayay, iyadoo culeeskeeda markii laba loo qeybiyo uu qeyb ahaa madaxeeda oo kaliya.

Jariiradda The Sun ee kasoo baxda Britian ayaa qoraal ay ka qortay gabadhaan u dhalatay dalka Hindiya waxay aqristayaasheeda weydiisatay inay gabadhaan ugu yaboohaan ama ugu kaalmeeyaan lacag waxa ay awoodaan maadaama ay qoys faqri ah ka dhalatay, The Sun ayaa u aruurisay kumaa kum gani starlin-ka ah isla markaana qaliin uga hirgelisay New Delhi hospital oo ku yaalo Hindiya.

Dr Sandeep Vaishya oo ka mid ah dhaqaatiirtii qaliinka ku sameeyay Roona ayaa saxaafadda u sheegay in qaliinkaan uu ka rajo wanaagsanaaday sidii laga rajeynaayay isla markaana biyahii ku jiray madaxeeda sedex u qeyb qeyb laga miiray iyagoo intaa ku daray in ka dhameyn doonaan inta ku hartay Roona.

Roona Aabaheed Abdul ayaa arinkaan ku tilmaamay mid mucjiso ah kuna farxay qaliinka lagu sameeyay gabadhiisa, Roona ayaa heshay tabarucaad dhan 34.000 oo ganiga starling-ka ah.

HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA ROONA     WARBIXINIADII HORE EE GABADHAN HALKAN KA DAAWO

Turkiga oo xaruntii ugu weyneyd ee waxbarasho ka furay Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray iskool loogu talagalay in agoonta lagu xannaaneeyo, waxna ay ku bartaan, iyadoo dhismaha iskuulkan ay suuragelisay Dowladda Turkiga, waxaana loogu magac daray Anadol.

Xaruntan Waxbarashada ayaa waxaa laga hirgeliyay degmada Wada jir ayaa ah mid loogu talagay in lagu xanaaneeyo Agoon gaaraysa ilaa  Afar boqol oo jiifaneysa iyo in ka badan Kun waxbarasho u soo doonaneysa, waxaanaa furitaanka xaruntan ka hadlay mas’uuliyiin ka socotay Maamulka degmada,  kan gobolka iyo madaxda hey’aadaha IHH iyo Zazam oo iska kaashaday hiragalinta xarunta.

Madaxweynha Jamhuuriyada Soomaliya muddane  Xasan Sheekh Maxamuud oo goobta ka hadlay ayaa u mahadceliyay dowlada Turkiga isagoo  sheegay in doowladu muhimad gooni ah siindoonto arimha waxbarashada hey’adaha dowlada ayuuna amar ku siiyay in ay la shaqeeyaan walaalaha Turkiga ee soo gurmaday .

RW iyo wafdi ka socday IGAD oo ka shiray arrinta Kismaayo (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyya Cabdi Faarax Shiirdoon ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo shalay yimid Muqdisho, ujeedada socdaalkooda tahay sidii ay warbixin uga diyaarin lahaayeen arrimaha gobollada Jubbooyinka.

Wafdigan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu go’aamiyay shirkii bishan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana hoggaaminayay Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD, Inj. Maxbuub Macalim oo sheegay in ujeedadoodu tahay ka jawaabid dalabkii Madaxweynaha Soomaaliya uu hordhigay shirkii Madaxda IGAD ee Addis Ababa,

“imaatinkeenna Soomaaliya wuxuu jawaab u yahay dalabkii Madaxweynayaasha IGAD ee shirkoodii aan caadiga ahayn ee ay ku yeesheen magaalda Adis-Ababa horaanta bishaan. Illaa iyo intii aan soo gaarnay Muqdisho waxaan kulammo la yeelanay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaase muhiimad gaar ah noo leh kulankan aan la qaadanayno ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo xubnaha ka tirsan golihiisa wasiirrada,” ayuu yiri Xoghayaha guud ee IGAD.

Wasiirka Warfaafinta Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge ayaa ka warbixiyay isna kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigan isagoo sheegay in ay isla soo qaadeen arrimo badan oo quseeya xaalada dalka Soomaaliya.

“Waxay ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya xalada dalka iyo kaalinta IGAD, Waxaa kaloo kulanka looga hadlay mowqifka dawlada ee ku aadan maamul sameynta gobollada oo taasi horeyba u cadayd, waana hubaal inay ku qanceen.” ayuu yiri wasiir Ciilmooge oo saxaafadda uga warbixinayey kulankii maanta.

“Wafdigu waxay aad u dhageysteen sharaxaada raysul wasaaruhu ka siiyey guud ahaan hawlaha socda ee dawlada ugu jirto nabadeynta iyo dib u heshiisiinta.” ayuu sii raaciyey.

Wuxuu sheegay in ka sokow kulanka raysul wasaaraha ay wafdigan la kulmeen odayaal iyo dad bulshada ka mid ah oo ay ku jiraan waxgarad ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka oo ay ka qaateen aragtiyaha ay ka qabaana.

Wafdigan ayaa la filayaa in beri ay u duulaan magaalada Kismaayo si ay warbixin ugu keenaan, taasoo ay hordhigi doonaan shir ay isugu imaan doonaan Madaxda dalalka IGAD.

Dowladda South Korea oo dib u soo celisay Safaaradeedii Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Safiirka cusub ee dowladda Koofur Kuuriya u soo magacawday Soomaaliya kaasoo lagu magacaabo Kim Chan-W.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka guddoomay waraaqahiisa aqoonsi Safiirka cusub ee Koofur Kuuriya Kim Chan-W, wuxuuna Madaxweynaha u rajeeyay in howsha loo soo magacaabay ay noqoto mid ay ka wada faa’iideystaan Koonfur Kuuriya iyo Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa uga warbixiyay Safiirka cusub ee Koonfur Kuuriya lixda tiir ee siyaasadeed ee dowladda Soomaaliya u degsan, isla markaana dowladda Koofur Kuuriya laga sugayo inay ka qeyb qaadato dib u dhiska dalka.

“Amniga ayaa noogu muhiimsan horumar badana waan ka gaarnay dhanka amniga, waxaan u baahanahay in aan sii wadno horumarinta amniga, dal kaligii kasoo baxay bur-bur ma jiro ayada oon beesha caalamka saacidin”ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sheegay Madaxweynaha in Soomaaliya ay diyaar u tahay iney soo celiso xiriirkii ay la laheyd South Korea iyo guud ahaan beesha caalamka.

Tan iyo markii Dowladda Soomaaliya ka baxday KMG-nimada waxaa soo kordhayay Safiirada dowladdaha caalamka ay u soo magacaabayaan Soomaaliya, waxaana jira ilaa 10 Safiir oo dalalka Yurub ka tirsan oo dowladahooda soo magacaabeen.

Xukuumadda oo saxiixday qorshaha New Deal Process (Sawirro)
RW Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta ka hadlay muhiimada midaynta gargaarka deeq-bixiyeyaasha ee loo yaqaan “New Deal Process”. Munaasabdan oo lagu maamusay bilowga qorshahaan cusub ayaa ka dhacday Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay xubno ka tirsan labada golle ee dawladda, diplomasiyiin, masuuliyiin ka socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa.

Qorshahan cusub ayaa waxaa dajiyay deeq-bixiyeyaasha gaar ahaan wadamada ku bahoobay g7  waxaana loogu talagalay in lagu caawiyo 19 wadan oo ay colaado ragaadiyeen. Waa qorshe midaynaya dawlaadda Soomaaliya, ururada bulshada iyo deeq-bixiyeyaasha si loo dabool baahida mucaawino ee dalka Soomaaliya. Waa qorshe lagu doonayo in kor loogu qaado waxtarka deeqaha caalamku siiyo wadamada ka soo kabanaya dagaalada.

“Waxaan diyaar u nahay inaan deeq-bixiyeyaasha caalamka kala shaqayno qorshahan oo noo ogolaanaya inaan sheegano baahideena rasmiga ah iyo qaabka aan u doonayno in gacan nalooga siiyo,” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay furitaankii munaasabadan lagu maamuusayay bilowga qorsha “New Deal”.

Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta Qaranka mudane Maxamed Xasan Suleymaan oo munaasabadan ka hadlay ayaa isna sheegay in ugu horeyn dawladdu daraaseyn rasmi ah ku samaynayso xaalada dalka iyo colaadaha. Asagoo intaas ku daray in daraasada kadib Soomaaliya ay deeq-bixiyeyaasha u gudbisan doonto baahideeda ayna la gali doonto heshiis is afgarad ku aadan qaabka loo daboolayo baahida Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay baahida ay Soomaaliya u qabto in taakulada caalamka. Waxaase uu sheegay inay lagama maar-maan tahay in nooca gar-gaar uu noqdo mid dawladda iyo shacbiga Soomaaliyeed lagala tashado si uu wax-tar u yeesho. Asagoo dhanka kalana xusay inay lamaga maarmaan tahay in deeq-bixiye yaashu mideeyaan hawlahooda iyo wax-qabadkooda ku aadan Soomaaliya.

“Shaki kuma jiro in aan u baahanahay in caalamku gacan naga siiyo sidaan uga soo kaban lahayn colaadaha dalka ragaadiyay, aana u hiigsan lahayn horumar, bulshadeenana u daryeeli lahayn. Sidaas daraadeed, waxaan doonaynaa inaan heshiis is afgarad la gaarno deeq-bixiyayaasha doonaya inay na garab istaagaa, si taageeradoodu u noqoto mid wax tar leh.

Waa inaan isku afgarno meelaha noogu muhiimsan ee aan kaalmadooda uga baahanahay, qaabka aan ugu baahanahay iyo waqti ay macquul tahay in laga guul-gaaro hawshaas,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu. Ugu dambayntii R/wasaaraha ayaa yiri aad ayaa u soo dhaweeyeen qorshaha dawladda dhamaan deeq-bixiyeyaashii ka soo qeyb-galan munaasabada maanta.

Waxaana si rasmi ah loo gudo galay qeybntii kowaad ee fulinta qorshahan “New Deal” ee ku aadanayd daraasada xaalada dalka iyo colaadaha oo ay ka wada shaqaynayaa dhawladda Soomaaliya, ururada bulshada rayidka ah iyo wadamada deeq-bixiyeyaasha ah.

22 sano kadib Hawada Soomaliya oo Muqdisho laga maamulayo:Sawirro
Mudo 22 sano ah kadib waxaa Dowladda cusub ee Soomaaliya ku guuleysatay in ay la wareegto Kontoroolka Hawada Soomaaliya, kadib kulan maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dhex maray Wasiirka Warfaafinta, isgaarsiinta, Boostada iyo Gaadiidka Cabdullaahi Ciilmooge iyo mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan duulimaadyada ee la yiraahdo ECAO.

Kulankan dhex maray labada dhinac ayaa ugu danbeyntii lagu kala saxiixday heshiisyo dhigaya in Dowladda Soomaaliya ay la wareegto howsho kontoroolka Hawada Soomaaliya, wixii ka bilowdana 1-da bisha Juun ay Dowladda Soomaaliya wax ka maamuleyso hawada Soomaaliya inta laga soo wareejinaayo xafiiska Kenya ee horay ugu socday howshani.

Heshiiskan oo ka kooban 7 qodob ayaa waxaa uu dhigayaa in 7-bilood gudahood lagu dhaqan geliyo qodobada la kala saxiixday isla markaana si rasmi ah ay ula wareegi doonto marka lasoo xero xafiiska Kenya.

Wasiirka warfaafinta C/laahi Ciilmooge ayaa sheegay inuu guul kusoo dhamaaday shirkan Islamarkaana lakala saxiixday heshiis ka kooban 7 qodob oo dhigaya in lala soo wareegay koontaroolka Hawada Soomaaliya kaasoo si rasmi ah u dhaqangalaya mudo 7 bilood gudahood ah.

Wuxuu kaloo Wasiirka sheegay in heshiiskan uu dhigayo in dib loogu soo celiyo dalka qalab farabadan oo la-geeyay Kenya si loogu dhiso garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho isagoo intaa raciyay in wixii ka bilowda 1da bisha June ay dowladu wax ka maamuli doonto Howsha horay uga socotay dalka Kenya inta laga soo wareejinayo.

Mudane Ciil Mooge ayaa sidoo kale xusay in marka la dhameystiro qalabka garoonka Muqdisho la xirayo Xafiiska Kenya islamarkaana la ballan qaaday fududeynta tababarada dadkii ka shaqeynlahaa iyo Dhaqaalaha ku baxaya si dhaqso loogu soo wareejiyo gudaha dalka Soomaaliya.

Tallaabadan ay ku guuleysatay Dowladda Soomaaliya ayaa noqoneysa mid ka mid ah guulaha waaweyn ee ay ku tallaabsatay Dowladda, waxaana qeyb ka ah hawada ay Dowladda ay maamuleyso Somaliland iyo Puntland.

40 qof ayaa ku dhimatay qaraxyo ka dhacay Turkiga+Sawirro
Ugu yaraan Afartan qof ayaa ku dhitay, in ka badan boqol qofna wey ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhashay Labo baabuur magaalo ka tirsan Turkiga oo la yiraahdo Reyhanli una dhow xuduuda Suuriya.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Barker Buzdag ayaa ka hadlay qaraxaasi sababay dhimashada iyo dhaawaca, isagoo sheegay in ay ku tuhunsan yihiin qaraxaasi iney ka danbeeyaan Milateriga dalka Suuriya.

Gaadiidka gurmadka deg dega iyo hay’addaha gargaarka ayaa ku qulqulaya halka uu qaraxa ka dhacay, si ay u gargaaraan dadka dhibaatada kasoo gaartay.

Magaalada Reyhanli ayaa waxay ku taalaa xuduuda Suuriya, waxaana degan qaxooti kasoo barakacay dagaalka Suuriya, halkaasi oo xerooyin qaxooti oo la dejiyo dadka kasoo cararay dagaalada Suuriya ay ku yaalaan.

Madaxweynaha, Wasiirad Fowsiyo & Feysal C.Waraabe oo kulmay
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa casho sharaf loogu sameeyay magaalada Birmingham waxay isku arkeen Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe.

Xafladda casho sharafta ayaa waxaa isku arkay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ay la socdeen R/wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, Wasiirka gaashaan dhigga C/xakiin Fiqi iyo Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland UCID, Feysal Cali Waraabe.

Kulanka Mas’uuliyiintaan oo aan horay loo qorsheynin ayaan la ogeyn waxyaabihii ay ka wada hadleen.

Laakiin wuxuu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee Faysal Cali Waraabe ku hor fadhiisto Madaxda Dowladda Soomaaliyeed.

Faysal Cali Waraabe ayaa horay hadalouu ku dhaleeceynayo Dowladda Soomaaliya u jeediyay isagoo riyo maalmeed ku tilmaamay rajada laga qabo iney dib u midoobaan Soomaaliya iyo Somaliland.

Hase ahaatee waxaa socda dadaalo la isugu soo dhoweynayo labada dhinac, iyadoo beesha caalamka ay taageero ku bixineyso sidii Somaliland ugu mid noqon laheyd Soomaaliya.

Jen. C/xakiin Saacid oo la wareegay Feylashii Booliska (Sawirro)
Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Cabdixakiin Daahir Saacid ayaa maanta kormeer ku tegey xarunta Taliska Booliska ee Kumando Bolisiyo, halkaasi oo uu kula kulmay saraakiisha sare ee ciidamada Booliska, Hogaanada iyo qeybaha saldhigyada Booliska.

Jen. Saacid ayaa warbixin ka dhageystay qeybihii uu la kulmay, iyadoo kulankaasina uu goob joog ka ahaa Taliyihii hore ee Booliska Shariif Sheekhuna Maye.

Shariif Sheekhunaa Maye ayaa Taliyaha cusub ku wareejiyay Documentiyadoo Booliska Soomaaliyeed halkaasi oo ay ku kala saxiixdeen dhamaan wixii feylal ahna uu ku wareejiyay Taliyaha cusub.

Bannaanbax lagu taageerayay shirka Londan+Sawirro
Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiiradda, xildhibaanno, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, saraakiisha ciidanka, fanaaniin iyo dadweyne kale ayaa maanta ka qeybgalay bannaanbax lagu taageerayay shirka London oo ka dhacay Muqdisho.

Dibadbaxan oo uu soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qaybgalay boqolaal dadweyne ah oo matalayay dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir; iyagoo caalamka u muujiyay sida shacabka Soomaaliyeed ay ula dhacsan yihiin shirka London iyo natiijada kasoo baxda.

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ahna ku simaha guddoomiyaha, Sheekh Cali Guure ayaa si cad u sheegay in dadka ku nool Muqdisho ay u heelan yihiin maanta inay helaan nabadgalyo, hurumar, caddaalad iyo dowladnimo taam ah, isagoo sheegay inay yihiin shacab si aad ah kalsooni uug qaba madaxda dowladdooda, isla markaana taageersan go’aan kasta oo ay soo gaaraan.

Sidoo kale, waxaa goobta hadal qiiro leh kao jeediyay wasiirka warfaafitna, isgaarsiinta iyo gaadiidka, Cabdullaahi Cilmooge Xirsi isagoo si aad ah uga hadlay wax-qabadka dowaldda muddadii yarayd ee ay jirtay.

“Nabadda aan maanta isugu nimid kuma imaan si fudud, bannaabaxaan wuxuu calaamad u yahay sida shacabka Soomaaliyeed ay u taageersan yihiin shirka London oo ay kasoo qayb galeen 55 xubnood oo ka socday dowlado iyo hay’ado caalami ah. Waana mid ka duwan shirkii horraantii sannadkii hore lagu qabatay London. Shirkaan dowladda Soomaaliya ay leh hoggaankiisa iyo inay soo jeediso baahideeda,” ayuu yiri C/llaahi Cilmooge.