CED-Som
Home » Sawirada You are browsing entries filed in “Sawirada”

50 Guuradii ururka Midowga Africa oo Muqdisho lagu xusay “Sawirro”

AU-2

Munaasabad lagu xusayay 50 sano guuradii kasoo wareegtay aas-aasaska Ururka Midowga Africa ayaa maanta lagu xusay, iyadoo ay munaasabadaasi ka qeybgaleen xubno uu ka mid ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilada Midowga Africa ee Soomaaliy iyo Midowga Yurub. Khudbad uu ka jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu kaga hadlay taariikhda Midowga [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Muqdisho oo laga xusay maalinta umulisada adduunka (Sawirro)

umuliso-6

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisada aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadaasi ay kasoo qeybgaleenn mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Xasfladan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu soo bandhigay dhibaatooyinka isku furanka haweenka xiliyada ay foosha . Qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed iyo dhaqaatiirta ayaa sharaxay [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Sawirro: Soomaalida Minnesota iyo Hay’addaha amaanka oo kulmay

SOM-5

Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida Minnesota iyo xubno ka socday Ciidamada nabadsugida Mareykanka ayaa looga hadlay dadkii Soomaalida ee dhawaan maxkamadda ku heshay iney taageero u fidiyeen ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo sida looga badbaadin karo dhalinyarada halista kooxaha xagjirka ah. SHirkanki oo ah mid sadaxdii bil mar la qabto ayaa diirada lagu saaraa [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Bandhig dhaqameed ay Soomaaliya ka qeybgashay (Daawo)

bandhig-1

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa ka qeybgalay bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan 50 dowladoood oo lagu qabtay magaalada qadiimiga ah ee Konya ee dalka Turkiga. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga ayaa waxay bandhigaasi kusoo bandhigeen waxyaabaha gaarka u ah Soomaaliya ee Hiddaha iyo dhaqanka lagu yaqaan, ciyaaro, cuno Soomaali, [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Daawo: Wasiir Fiqi oo si heer Qaran loogu soo dhoweeyay Sudan

Som-sudan-5

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi ayaa xalay gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalka Sudan, waxaana maanta Barqanimadii uu la kulmay Wasiirka Difaaca Sudan Mudane C/raxmaan Xasan, oo soo dhoweyn heer Qaran ah uu u sameeyay dhigiisa Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Maanta ku Booqday Xafiiskiisa Dhigiisa Dalka Sudan ayaa [...]

May 20th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Gabadhii madaxeeda buufsamay oo qaliin lagu sameeyay:Sawirro

rona-bufin-1

Roona Begum waxay ku dhalatay biyo madaxa kaga jiro kuwaasoo marba mar isa sii abuurayay, iyadoo culeeskeeda markii laba loo qeybiyo uu qeyb ahaa madaxeeda oo kaliya. Jariiradda The Sun ee kasoo baxda Britian ayaa qoraal ay ka qortay gabadhaan u dhalatay dalka Hindiya waxay aqristayaasheeda weydiisatay inay gabadhaan ugu yaboohaan ama ugu kaalmeeyaan lacag [...]

May 19th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Turkiga oo xaruntii ugu weyneyd ee waxbarasho ka furay Muqdisho

iskul-turki-1

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray iskool loogu talagalay in agoonta lagu xannaaneeyo, waxna ay ku bartaan, iyadoo dhismaha iskuulkan ay suuragelisay Dowladda Turkiga, waxaana loogu magac daray Anadol. Xaruntan Waxbarashada ayaa waxaa laga hirgeliyay degmada Wada jir ayaa ah mid loogu talagay in lagu xanaaneeyo Agoon gaaraysa ilaa  Afar boqol [...]

May 18th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

RW iyo wafdi ka socday IGAD oo ka shiray arrinta Kismaayo (Sawirro)

IGAD_1

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyya Cabdi Faarax Shiirdoon ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo shalay yimid Muqdisho, ujeedada socdaalkooda tahay sidii ay warbixin uga diyaarin lahaayeen arrimaha gobollada Jubbooyinka. Wafdigan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu go’aamiyay shirkii bishan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana hoggaaminayay Xoghayaha guud ee urur [...]

May 17th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Dowladda South Korea oo dib u soo celisay Safaaradeedii Muqdisho

Madaxweyne- Safiir-2

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Safiirka cusub ee dowladda Koofur Kuuriya u soo magacawday Soomaaliya kaasoo lagu magacaabo Kim Chan-W. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka guddoomay waraaqahiisa aqoonsi Safiirka cusub ee Koofur Kuuriya Kim Chan-W, wuxuuna Madaxweynaha u rajeeyay in howsha loo soo magacaabay ay noqoto mid ay ka [...]

May 16th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Xukuumadda oo saxiixday qorshaha New Deal Process (Sawirro)

shirnewdeal

RW Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta ka hadlay muhiimada midaynta gargaarka deeq-bixiyeyaasha ee loo yaqaan “New Deal Process”. Munaasabdan oo lagu maamusay bilowga qorshahaan cusub ayaa ka dhacday Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay xubno ka tirsan labada golle ee dawladda, diplomasiyiin, masuuliyiin ka socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay [...]

May 14th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...