Home » Qormooyinka
You are browsing entries filed in “Qormooyinka”

Dalka Soomaaliya oo mudo 53 sano ka hor iska dul qaaday hadamadii Gumeystihii Talyaaniga iyo Ingiriiska, waxaa mudnaantaasi iska lahaa 13 dhalinyaro Soomaaliyeed oo hoggaanka u hayey Xisbigii Gobonimo doonka SYL (Somali Youth League) oo horay loo oran jiray SYC, dhalinyaradaasi oo ku mideysnaa qiiro wadaninimo oo ka dhiidhinayey gumeystihii dalka ku soo duulay. 70 [...]
May 15th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Sheekh Cabdiraxmaan Bin Cabdalla Al Shaanshiyi wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1829kii, wuxuuna ka dhashay beesha Soomaaliyeed ee shaanshiiyada oo asal ahaan ka soojeedo waddanka jejniya ama shaanshaan (Chechnya) oo ka mid ah Qooqaas Koofurta dalka Russia. Sheekh Suufi yaraantiisii wuxuu quraanka kariimka ah ku bartay magaalada Muqdisho, kaddibna, wuxuu bilaabay naxwaha [...]
April 17th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

12-kii April 1960-kii oo ku beegan maalintii dhidibada loo taagay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, oo marxalado kala duwan soo mareen xilligaasi wixii ka danbeeyay. Qormadan ayaa kusoo qaadan doonaa taariikhihii ay lahaayeen ciidamada xoogga dalka iyo heerarkii kala duwanaa ee ay soo mareen iyo qaladaadkii ka dhex dhacay. Sida la og yahay jiritaanka ciidanka Qalabka [...]
April 12th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Haddii aad muddo dheer qurbaha ku ahayd dareen ku joog, ma ku noqotay dalkaada, mase soo booqatay Xamar? Waxaa kuu muuqanaya marka dhinac kasta la fiiriyo ammaan iyo horumar degdeg ah. Waxaa la arkayaa dib u dhis iyo gaar ahaan Muqdishoow oo si xowli ah, mucjiso ah u soo kabanaysa. Ummad kasta iyaga ayaa aayahooda [...]
April 12th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, wuxuu si cad oo mugdi ku jirin u sheegay in shirka ka furmay magaalada Kismaayo oo la doonaayo in maamul loogu sameeyo Jubbaland, uusan waafaqsanaynin shuruucda dhisidda maamul goboleedyada iyo dastuurka dalka intaba, dowladdiisuna ka xun tahay, kana soo horjeedo. Haddaba aan dib u jaleecno sooyaalka Taariikheed ee gobolka Jubbada [...]
April 3rd, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Somalia meel u fiyoow ma jirto, saameynta burburkii xiligii colaadaha iyo dowlad la’aanta waxaa ilaa iyo hadda laga dheehan karaa nolosha dadweynaha iyo qeybaha kale ee aasaaska u ah adeegyada mujtamaca. Amni xumada ka sokoow, waxaa hoobtay dhammaan nidaamkii maaliyadeed, ganacsi iyo qeybaha kale ee adeegyada horumarinta dhaqaalaha wadanka, sidaas darteedna, dhaqaaluhu wuxuu weligiisba u [...]
March 10th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Wargeyska Washington Post wuxuu shalay daabacay Dowladda Somalia oo weydiisaneysa Mareykanka inuu xasaanad siiyo Maxamed Cali Samatar, kuxigeenkii hore ee Kaliyii Taliyihii Somalia. Ra’iisul Wasaare Saacid waraaq uu qoray ayaa soo gaartay Dowladda Mareykanka oo arintaasi kaga codsanayo. Maxamed Cali Samatar waxay sanadkii hore ku heshay maxkamad ku taal Mareykanka inuu dambiyo iyo godob fal [...]
March 3rd, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Aqoonsiga sharciyadeed ee waafaqsan qaanuunka dowliga ah ee la siiyay Dowladda Somalia ayaa waxay ku timid mudada kooban ee maamulka cusub ee Dowladda federaalka Somalia howlaha adag ay ku tallaabsatay oo ay ugu horeeyaan xagga amniga iyo horumarinta. Arrimahaasi waxay iftiimiyeen mabaadiida siyaasadda arrimaha dibada ee Somalia oo Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan ka muujisay dadaal [...]
February 24th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Wixii ka danbeeyay Septembar sanadkii la soo dhaafay Soomaaliya waxay yeelatay dowlad dastuuri ah oo beesha caalamka si buuxda u ictiraafsan tahay. Kenya iyo shaqsiyaad Soomaali ah oo dano gaar leh ayaa iska kaashanayaan in hormarkaas Somalia kasbatay la wiiqo iyo in weli lagu sii jiro dhaqammadii qaranimo-diidnimada ku saleysnaa intii lagu guda jiray xiliyadii [...]
February 18th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »

Maanta {06-02-13} oo caalamka dhan laga xusayo maalinta gudniinka fircooniga “FGM” ayaa waxay qormadan ka hadleysaa dhibaatada iyo halista gudniinka fircooniga u leeyahay haweenka, inagoo soo qaadaneyso qodobo taariikheysan iyo suugaan muujineysa gabar uu haleeyay Laf guri ka dhashay gudniin ku xumaaday, balse marka hore aan qeexno gudniinka. Gudniinka Gabdhaha (Clitorydectomy) waa mid gabdhaha [...]
February 6th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Somali News | Read More »