Warfaafiye » Cayaaraha

Bayern Munich ayaa ku guuleysatay koobka Chammpions League:Sawiro
Bayern Munich ayaa ku guuleysatay hanashada koobka Champions League oo markii shanaad ay qaato, kadib markii ay awood kaga badisay kooxda kale ee Jarmalka ee Borussia Dortmund 2-1 ciyaartii finalka caawa ka dhacday Wembley Stadium.

Ciyaarta oo ku bilaabatay dar dar xoogan oo ay lasoo gashay garoonkaBorussia Dortmund, taasoo halis gelisay daqiiqadii hore Munich, waxayna iska khasaariyeen labada dhinac fursado u sahli karay iney mid walba goolol dhaliyaan.

Qeybtii Labaad markii la isku soo laabtay ayaa koox walba waxay garoonka kusoo gashay iney quusiso kooxda kale, waxaana fursadii ugu horeysay heshay B.Munich kadib markii kubad ay soo sameeyeen Ribery iyo Robben uu shabaqa ku hubsaday M. Mandzukic oo ciyaarta ka dhigay 1-0.

Rajadii kooxda Borussia Dortmond ayaa 8 daqiiqo kadib waxaa u soo celiyay Gündogan oo barbaro ka dhigay ciyaarta kadib markii daafaca kooxda Bayren Dante uu xereda ganaaxa uu ku jilaafay ciyaaryahan Rues.

Daqiiqadii u danbeysay ee ciyaarta ayaa waxaa guusha B.Munich ay ku qaadatay koobka usoo celiyay Arjen Robben oo 2-1 ka dhigay ciyaarta, halkaasina ku rajo tiray Borussia Dortmund.

Daawashada ciyaarta Finalka ee ka dhacday Wembley ayaa waxaa kasoo qeybgashay Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel, Madaxweynaha UEFA Michel Plattini iyo shaqsiyaad caan ka ah dunida.

Taariikhda Tababaraha cusub ee Manchester
Kooxda ugu caansan adduunka ee Manchester United ayaa loo magacaabay inuu leyliyo Tababaraha reer Scotland ee David Moyes oo horay macallin ugu ahaa kooxda Everton oo guulo badan uu gaarsiiyay mudadii uu leylinayay.

David Moyes ayaa badalay Macalinkii hore ee ay isku wadanka kasoo wada jeedaan Sir Alex Ferguson oo todobaadkan ku dhawaaqay inuu ka fariistay shaqadii tababarnimo ee Manchester United.

Taariikhdiisa oo Kooban

David William Moyes wuxuu dhashay 25 –kii April 1963 –dii, isagoo ku dhashay xaafada Bearsden,  magaalada Glasgow, ee wadanka Scotland.

Wuxuu ahaa ciyaariyahan ka ciyaara daafaca dhexe , isagoo kasoo bilaabay ciyaaraha kooxda Cetic ee ka dhisan wadanka Scotland. sidoo kale wuxuu usoo ciyaaray kooxaha Cambridge United ,Bristol City ,Shrewsbury Town ,Dunfermline Athletic , Hamilton Academical, iyo Preston North End.

Mudadii uu ciyaaraha dheelayay wuxuu saftay 550 kulan isagoo dhaliyay 46 gool, wuxuuna ku guuleystay koobabkan Scottish League Premier Division (1): 1981–82, English Associate Members’ Cup (1): 1986, Football League Third Division (1): 1995–96

Xirfadiisii tababarnimada.

50 jirkan David Moyes wuxuu xirfada tababaranimada bilaabay 1998-dii, isagoo ka bilaabay  kooxdii uu u ciyaari jiray ee Preston North End ,waxaana uu maamulayay mudo afar sano ah.

Kadib waxaa uu ku biiray kooxda Everton 2002-dii Kooxda Everton waxaa uu hogaamiyay 516 kulan waxaana ugu adkaaday 217 kulan ,waxaana laga adkaaday 160 kulan, wuxuuna barbaro uu galay 139 kulan , taas oo ka dhigan in uu badiyay 42.05% kulamadi uu kooxda Hogaamiyay .

Intii uu tababaraha ahaa hal koob ayuu ku guuleystay waxaana uu uqaaday kooxda Preston North End .

Taageerayaasha Man United ayaa indhaha ku haaya qaabka cusub ee uu lasoo shartegi doono iyo ciyaaryahanada uu u soo xulan doono kulamada Man United.

LIVE: Xafladda lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha ee Londan
Waxaa si toos ah magaalada Londan ka socoto Xaflad ballaaran oo Jaaliyada Soomaalida ay ku soo dhoweynayaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa, waxaana goor dhow uu Madaxweynaha khudbad u jeedin doonaa Kumanaan jaaliyada Soomaaliyeed oo si weyn u sugaya hadalka Madaxweynaha.

Halkan Ka Daawo.

Borussia Dortmund oo finalka usoo baxday iyo Real oo hartay
Borussia Dortmund ayaa 16 sano kadib u soo baxday finalka Champions League, markii ay guul ka gaareen wadarta guud ee goolasha 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa lagu ciyaaray Santiago Bernabeu.

Christian Ronaldo iyo saaxiibadiisa waxay muujiyeen dadaal dheeri ah, laakiin wey ka gudbi waayeen xujadii looga soo saaray Dortmunt oo 4 gool ku soo garaacday.

Labada gool ee Real caawa keensatay waxaa u saxiixay S. Ramos iyo Karim Benzema, halkaasina waxaa ku baaba’ay rajadii ay Real ka qabtay iney hanato koobka Champions League.sidoo kale waxaa luntay rajadii iyo hamigii Macallin Jose Mourinho ee koobkiisii 3aad ee Champions League.

Waa markii Sadaxaad ee lagu reebo real semi finalka, xilli ciyaareedkii horena waxaa ku reebtay kooxda Bayern Munich ee isla Jarmalka.

Borussia Dortmund ayaa iska xaadirineysa 25-ka bisha May finalka Wembley iyadoo sugeysa midkii soo baxa Bayern Munich ama Barcelona.

Wariyeyaal si sharaf dhac ah loogula dhaqmay Garoowe :SAWIRRO
Ilaalada Madaxtooyada Garoowe ee Puntland ayaa xadgudubyo ka dhan ah bini’aadanimada iyo qaabka la dhaqanka Saxaafada loogu geystay, xili ay doonayeen in ay warbixino kasoo tebiyaan booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tegay garoowe iyo kulamada halkaasi ka socda.

Suxufiyiinta qaar ayaa jirdil loogu geystay Madaxtooyada Garoowe halka qaar kale laga burburiyay qalabkii ay ku howlgalayeen, waxaana arintan ay dhalisay iney ka caroodaay wariyeyaashii oo markii danbe laga soo ceyriyay iridka hore ee laga galo Madaxtooyada Garoowe.

Mid ka mid ah Wariyeyaashii maanta laga burburiyay qalabkooda loona geystay jirdilka ayaa sheegay in amarkii lagu dhibaateeyay wariyeyaasha inuu ka yimid afhayeenka Madaxtooyada Axmed Cumar Xirsi Liibaax Joore oo ilaalada ku amray iney ceyriyaan wariyeyaasha kii ka dhega adeegana la garaaco.

Laakiin Liibaax Joore wuu beeniyay arintaasi markii danbe xili uu la hadlayay warbaahinta gudaha Puntland.

Si sharaf dhac ah ayey askarta ilaalada Madaxtooyada ay ula dhaqmeen wariyeyaasha, iyadoo la arkayay iyagoo garbaha inta laga qabto lasoo turaantureynayo.

Saxafiyiinta Garoowe ayaa waxay wadaan qorshe ay go’aan mideysan ugu qaadanayaan dhacdadan iyo kuwa la mid ah ee ay kala kulmaan ilaalada madaxtooyada garoowe.

Ali Muhiaddin

Muxiyaddiin@hotmail.com

DAAWO SAWIRRADA

Borussia Dortmund oo 4 gool iyo 1 kaga badisay Real Madrid
Kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund ayaa xalay ku dur durisay Real Madrid oo ay 4-1 ugu awood sheegatay guriga Iduna Park ee dalka Jarmalka.

Guushaani oo ayaa ka saaciday Borussia Dortmund inay hal lug la gasho finalka Champions League ee ka dhici doona Wembeley bartamaha bisha may,

Afarta gool ee ay ku badisay B-Dortmund ayaa waxaa u saxiixay ciyaaryahanka reer Poland Robert Lwendowski oo ku hoggaamiyay kooxdiisa iney lugta lasii gasho finalka Champions League.

Halka Madrid goolka kaliya ee ay dhalisay uu u saxiixay xiddigeeda Cristiano Ronaldo oo u ahaa goolkiisii 6aad ee uu ka dhaliyo semi-finalka Champions League isagoo garaacay rikoorkii shanta gool ee Alessandro Del Piero iyo Jari Litmanen.

Waxaa kaloo uu goolkaan u noqonayaa goolkiisii 50aad ee uu ka dhaliyay tartanka rasmiga ee Champions League oo ka baxsan goolasha isreebreebka, waxaana uu ku biiray Raul, Lionel Messi, Ruud van Nistelrooy iyo Thiery Henry oo 50 gool iyo wax ka badan dhaliyay tartankaan.

Guuldarada habeenkii Labaad ay kala kulmeen kooxaha Spian dalka Jarmalka ayaa ah guul weyn ay u tahay reer Jarmal, waxaana la ogeyn lugta labaad iyo sida ay ku danbeyn doonto natiijada adag ee ay kooxaha Munich iyo B-Dortmund ay haystaan.

Mr.David Cameron oo codsaday in la baaro sababta Suarez dadka u cuno
Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron ayaa arin lala yaabo ku tilmaamay qaniinyadii weeraryahanka Liverpool u geystay daafaca Chelsea Ivanovic ciyaartii Axaddii ee ku dhamaatay 2-2, wuxuuna Cameron ugu baaqay xiriirka FA in baaris lagu sameeyo sababta Suarez uu daafacyada u cuno.

“Waxaan codsanayaa in la sameeyo baaritaan si loo ogaado sababta Suarez ku qasabtay inuu qaniino daafacyada marka uu ciyaaraayo” sidaasi waxaa yiri Ra’iisul Wasaaraha Britian David Cameron oo arintan ku tilmaamay mid ceeb ku ah ciyaaraha dalka Britian.

David Cameron wuxuu sheegay in xiriirka FA looga baahan yahay iney sharciga ku haboon ay ku qaadaan Suarez hadii uu isku badalay dad cun, oo caalamka ka yaabisay weerararkii Axadii ee qaniinyada ahaa.

Ugu danbeyntii David Cameron ayaa sheegay in kubada ay tahay calaamad nabadeed, iyo mihnad horseeda isdhex gal bulsho balse aysan aheyn goob milateri oo laga abaabulo dagaalka iyo rabshadaha.

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal haysay weerarka qaniinyada aheyd ee Suarez uu ku kacay, markii labaad iyadoo weerarkii ka horeeyay uu ka geystay horyaalka dalka Holland xiligii uu ka ciyaarayay, waxaana uu mudeystay ganaaxa Todobo Kulan inuusan cagta soo dhigin garoomada.

Suarez ayaa dacwad lagu soo oogay kadib qaniinyadii shalay (Video)
Xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa dacwad kusoo oogay weeraryahanka Liverpool Luis Suarez, kadib markii uu qaniinay shalayto daafaca Chelsea Ivanovic xili ay wada ciyaarayeen labada kooxood.

Luis Suarez ayaa laga sugayaa beri in uu jawaab ka bixiyo eedeymaha xiriirka FA ee dhacdadii shalay uu ku kacay iyadoo loo qabtay kama danbeys inuu jawaab ka bixiyo 6:00 PM.

Xiriirka FA ayaa sheegay in Suarez uu ku kacay fal qalalaase ah, taasoo uusan arkin garsoorihii ciyaartii shalay dhexdhexaadinayay.

“Dacwadaan waxay daba socotaa dhacdadii shalay ee Suarez uu kula kacay Branislav Ivanovic , taasoo uusan aysan arkin garsoorayaasha ciyaarta, sidaasi darteed dib ayaa loo baaray” ayuu lagu yiri qoraal kasoo baxay Xiriirka FA

“Suarez waxa uu heystaa ilaa 6pm xilliga Ingariiska berrito 23ka Aprilinuu kaga jawaabo dacwadaan, ka dibna guddiga dishibiliinka ayaa go’aangaari doona maalinta arbacada 24ka bisha.”

Suarez ayaa horay xiligii uu ka ciyaarayay horyaalka Netherlands gaar ahaan kooxda AJAX wuxuu ku kacay fal noocaan oo kale ah, iyadoo markaasi la ganaaxay 7 kulan.

Laakiin raali gelin ayuu ka bixiyay kadib markii warbaahinta caalamka ay baahiyeen falkii lala yaabay ee shalay uu ku qaniinay difaaca Chelsea Ivanovic.

Cali Bile oo isku soo sharxay xiriirka kubada gacanta
Iyadoo la filayo in dhawaan uu qabsoomo doorashada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Gacanta, ayaa waxaa xilkaasi markii ugu horeeyay isku soo taagay Madaxii hore ee Maamulka Isbitaalka Keysaney Cali Yuusuf Maxamed (Cali Bile) oo rajo ka qaba in uu noqdo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Gacanta 4-ta sano ee soo socota. Musharaxaan ayaa la filayaa in uu tartan la galo Guddoomiye in muddo ah soo haayay xilkaasi, Maxamed Xuurshe Xasan Eenow, iyadoona Cali Bile uu warqadiisa Musharaxnimo u gudbiyay, Maamulka XSKG, Naadiyada, Guddiyada Hoos yimaada, iyo Guddiga Olompikada Soomaaliyeed ee GOS.

“Waxaan rajo ka qabaa in aan ku guuleysto xilka Guddoomiyaha XSKG, anigoona rajeenaya in aan wax badan ka badalo, hanaankii lagu bartay xiriirka, mar walibana waa muhim in uu isbadal dhaco” Ayuu yiri Musharaxa Guddoomiyaha XSKG, oo Naadiyada ka codsaday in fiiriyaan Hindisa cusub ee uu la damacsan yahay Kubada Gacanta.

Qaar ka mid ah Naadiyada Hoos yimaada XSKG ayaa soo dhaweeyay Musharaxnimada Cali Yuusuf Maxamed (Cali Bile), iyagoona balan qaaday in ay codkooda siin doonaan.

Salah Hassan Omer (Salah Dheere)

Email: s.dheere@hotmail.com

Isku aadka Semi-finalka Champions League oo la soo saaray
Xiriirka Qaarada Yurub ayaa ku dhawaaqay Isku aadka Semi-finalka Champions League, waxaana kooxaha isku aaday ay yihiin kuwo dhex mari doona kulamo adag.

Kooxda Bayern Munich ayaa waxay wajahi doontaa kooxda Bercolana, Real Madrid ayaa iyadana la ciyaari doonto Borussia Dortmund.

Dad badan ayaa sugayay in ay is arkaan labada kooxeed ee Spanishka ah ee Real Madrid iyo Bercolana, laakiin ma noqon waxaana mid walbo ku aaday koox Jarmal ah.

Kulanka lugta hore ayaa waxaa la shaaciyay in uu dhici doono 23-ka bisha April ee aynu ku jirno, halka lugta Labaad uu dhici doono 30-ka isla April, waxaana Finalka Champions League uu ka dhici doonaa 25ka bisha May garoonka Wembley Stadium.

Kulamada lugta hore ayaa waxay ka wada dhici doonaan guriga kooxaha Borussia Dortmund iyo Bayern Munich ee dalka Jarmalk.

4-ta koox ayaa isugu aaday sidan.

Bayern Munich v Barcelona

Borussia Dortmund v Real Madrid