Home » Cayaaraha
You are browsing entries filed in “Cayaaraha”

Bayern Munich ayaa ku guuleysatay hanashada koobka Champions League oo markii shanaad ay qaato, kadib markii ay awood kaga badisay kooxda kale ee Jarmalka ee Borussia Dortmund 2-1 ciyaartii finalka caawa ka dhacday Wembley Stadium. Ciyaarta oo ku bilaabatay dar dar xoogan oo ay lasoo gashay garoonkaBorussia Dortmund, taasoo halis gelisay daqiiqadii hore Munich, waxayna [...]
May 26th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Sawirada,Somali News | Read More »

Kooxda ugu caansan adduunka ee Manchester United ayaa loo magacaabay inuu leyliyo Tababaraha reer Scotland ee David Moyes oo horay macallin ugu ahaa kooxda Everton oo guulo badan uu gaarsiiyay mudadii uu leylinayay. David Moyes ayaa badalay Macalinkii hore ee ay isku wadanka kasoo wada jeedaan Sir Alex Ferguson oo todobaadkan ku dhawaaqay inuu ka [...]
May 10th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Waxaa si toos ah magaalada Londan ka socoto Xaflad ballaaran oo Jaaliyada Soomaalida ay ku soo dhoweynayaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa, waxaana goor dhow uu Madaxweynaha khudbad u jeedin doonaa Kumanaan jaaliyada Soomaaliyeed oo si weyn u sugaya hadalka Madaxweynaha. Halkan Ka Daawo.
May 8th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »

Borussia Dortmund ayaa 16 sano kadib u soo baxday finalka Champions League, markii ay guul ka gaareen wadarta guud ee goolasha 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa lagu ciyaaray Santiago Bernabeu. Christian Ronaldo iyo saaxiibadiisa waxay muujiyeen dadaal dheeri ah, laakiin wey ka gudbi waayeen xujadii looga soo saaray Dortmunt oo 4 gool ku soo [...]
May 1st, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »

Ilaalada Madaxtooyada Garoowe ee Puntland ayaa xadgudubyo ka dhan ah bini’aadanimada iyo qaabka la dhaqanka Saxaafada loogu geystay, xili ay doonayeen in ay warbixino kasoo tebiyaan booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tegay garoowe iyo kulamada halkaasi ka socda. Suxufiyiinta qaar ayaa jirdil loogu geystay Madaxtooyada Garoowe halka qaar kale laga burburiyay qalabkii ay ku howlgalayeen, [...]
April 28th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »

Kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund ayaa xalay ku dur durisay Real Madrid oo ay 4-1 ugu awood sheegatay guriga Iduna Park ee dalka Jarmalka. Guushaani oo ayaa ka saaciday Borussia Dortmund inay hal lug la gasho finalka Champions League ee ka dhici doona Wembeley bartamaha bisha may, Afarta gool ee ay ku badisay B-Dortmund [...]
April 25th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron ayaa arin lala yaabo ku tilmaamay qaniinyadii weeraryahanka Liverpool u geystay daafaca Chelsea Ivanovic ciyaartii Axaddii ee ku dhamaatay 2-2, wuxuuna Cameron ugu baaqay xiriirka FA in baaris lagu sameeyo sababta Suarez uu daafacyada u cuno. “Waxaan codsanayaa in la sameeyo baaritaan si loo ogaado sababta Suarez ku qasabtay inuu [...]
April 24th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa dacwad kusoo oogay weeraryahanka Liverpool Luis Suarez, kadib markii uu qaniinay shalayto daafaca Chelsea Ivanovic xili ay wada ciyaarayeen labada kooxood. Luis Suarez ayaa laga sugayaa beri in uu jawaab ka bixiyo eedeymaha xiriirka FA ee dhacdadii shalay uu ku kacay iyadoo loo qabtay kama danbeys inuu jawaab ka bixiyo [...]
April 23rd, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »

Iyadoo la filayo in dhawaan uu qabsoomo doorashada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Gacanta, ayaa waxaa xilkaasi markii ugu horeeyay isku soo taagay Madaxii hore ee Maamulka Isbitaalka Keysaney Cali Yuusuf Maxamed (Cali Bile) oo rajo ka qaba in uu noqdo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Gacanta 4-ta sano ee soo socota. Musharaxaan ayaa la filayaa [...]
April 21st, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »

Xiriirka Qaarada Yurub ayaa ku dhawaaqay Isku aadka Semi-finalka Champions League, waxaana kooxaha isku aaday ay yihiin kuwo dhex mari doona kulamo adag. Kooxda Bayern Munich ayaa waxay wajahi doontaa kooxda Bercolana, Real Madrid ayaa iyadana la ciyaari doonto Borussia Dortmund. Dad badan ayaa sugayay in ay is arkaan labada kooxeed ee Spanishka ah ee [...]
April 12th, 2013 | Posted in Cayaaraha,Somali News | Read More »