Home » Arrimaha Bulashada
You are browsing entries filed in “Arrimaha Bulashada”

Naima Shabah Al-qasawi oo ah gabar u dhalatay Falastiiniyiin ku nool magaalada Gaza ayaa dad badan ay la yaabeen iney noqoto Hooyo dhashay 11 Caruur ah, iyadoo da’deeda buuxinin 20 sano jir. Naima ayaa 11-kan caruur ah waxay ku dhashay mudo Todobo Sanadood ah, iyadoo Lix ka mid ah Caruurtan ay u dhashay mid mid, [...]
June 19th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada | Read More »

Ganacsade u dhashay dalka Britain oo lagu magacaabo Neil Christie ayaa 58 Kun oo Dollarka Mareykanka ah ku iibsaday tuulo dhan oo ku taal dalka Spain. Jariidada Miror ee kasoo baxda Britain oo soo daabacday arintan oo dad badan oo dunida ku nool ay la yaabeen fursadan qaaliga ah oo uu ka helay Xukuumadda Spain, [...]
June 17th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Sawirada | Read More »

Deeqda Ilaahay waa hadiyad gaar ah uu kuu garto, suuqa lagama iibsado, xoogna laguma helo iyo indho caddeys, edebta iyo xishoodka, ixtiraamka bulsho, hab nololeedka iyo dad la dhaqanka wanaagsanna waa Alle ku sii iyo dedaal uu qofku gaaro, qaybna waa ay ka tahay barbaarinta waalidka-san iyo ku dhex noolaanta bulsho caafimaad qabta. Haddaan leeyahay [...]
June 15th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Somali News | Read More »

Wiil Soomaaliyeed ayaa isku dilay magaalada Suicidio ragazzo ee dalka Talyaaniga, kadib markii loo diiday sharciga dalkaas. Wiilkan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Maxamuud Guuleed ayaa iska soo tuuray dabaqa Afaraad oo ah goobta lagu haayay, waxaana si weyn ugu hadlay arintan warbaahinta Talyaaniga. Booliska Talyaaniga ayaa sheegay in muwaadinka Soomaaliga oo da’diisa lagu qiyaasayo [...]
June 15th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Somali News | Read More »

Filmka cusub ee la magacbaxay Don’t Shake Hand oo macnaheedu yahay haku salaamin gacanta ayaa dhawaan soo bixi doonaa, wuxuuna filmkan ka hadlayaa sheekada nin dhalinyaro ah oo uu qiyaamay nin kale oo maddiideyey ka hor inta uusan ka qaadan lacagtii uu heystay. Wiilka iyo walaalkiis yar ee jilaya ayaa waxay weynayaan lacag ay ku [...]
June 13th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Somali News | Read More »

Gaari guriyeedka ugu qaalisan aduunka ayaa suuqa soo galay waxaana la soo dhigay Magaalada Dubai isagoo beec ah, gaarigaan oo noociisa uu yahay dahabi ayaa lagu doonayaa aduun gaaraya labo Malyan oo dollar. Gaarigaan oo ah guri matoor iyo luga lagu rakibay ayaa waxa uu ka kooban yahay jiif, fadhi, musqulo nooc walba leh iyo [...]
June 12th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Sawirada,Somali News | Read More »

WESLEY Warren oo ah nin 48 jir Mareykan ah kuna nool Magaalada Las Vegas ee Dalkaasi ayaa ka nafisay dhibaato si joogta ah ugu lamaaneyd noloshiisa, kadib markii mid ka mid ah xaniinyihiisa ay u weynaatay si aanan caadi aheyn oo miisaankeedana uu gaaray 132lb. Wesley ayaa maalinkasta oo noloshiisa ka mid ah halgan kula [...]
June 11th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada | Read More »

Boqolaal Qof oo inta badan ee jirkooda uu qaawan yahay ayaa ka qeyb galay maalinta baaskiil wadida qaawnida ee caalamka oo ka dhacaday Magaalada Maxico City ee Dalka Maxico. Dadka Baaskiilada waday iyagoo qaawan ayaa ka mudaaharaadayay dhaqanka gaari wadida oo inta badan halis ku ah nolosha dadka isticmaala Baaskiilada, waxaa sidoo kale ay u [...]
June 10th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada | Read More »

Film Kaamerada qarsoon ayaa laga duubay gabdho Soomaali ah oo leh Salon dumarka lagu qurxiyo ayaa ku sigtay in wiilkii barnaamijka duubayey loogu yeelo boolis, kadib markii uu wiilkaasi diiday inuu ka baxo salonka, halka dumarka iska leh salonkana aysan war ka heyn in kaamirad qarsoon ay duubeyso. Aalada kamirada qarsoon oo ah mid ku [...]
June 9th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada | Read More »

Maqaalkaan ayaa cinwaan looga dhigay daawo kastaahi dareenka kor uma qaado, waxaana lagula hadlayay ragga caajisku kaga yimaado galmada kadibna adeegsada dawooyin la sheego iney caawinaad ka geystaan weerarka sariirta ama galmada. laakiin inta badan daawyinka la xiyisiiyo ee la tilmamo iney yihiin kuwo tayo leh oo qafka siin kara awood ku filan, ayaa la [...]
June 9th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Somali News | Read More »