CED-Som
“Author Archive”
Stories written by ilkacase

Man City VS liverpool Horyaalka EPL

Capture4-568x300

(Sports News) Waxaa la filayaa in caawo kulan xiisa badan dhaxmari doona Kooxda Horyaalka difaacanaysa iyo Kooxda kale ee Liverpool waxana kulan kaa uu yahay mid xiisa badan oo isha lugu hayo. Kulankaan ayaa dhaqso uu ku yahay kabtanka kooxda Manchester City Vincent Kompany, halka si la mid ah sidaas laga dhihi karo Micah Richards [...]

February 3rd, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Wenger oo rajo ka qabo in kaalinta Afaraad Kooxdiisa gali karto

wenger-392-164CEC2F000005DC-228_634x399-490x308

(Sports News) Macalinka Kooxda Arsenal wenger ayaa guushii ay xalay kooxdiisa gaartay ku tilmamaamay mid loo baahnaa in xiligaa ay gaaran kidib kulan adag oo kooxdiisa gurigeeda kula ciyaartay Kooxda Stock City . Ciyaar qayb ka ahayd Horyaalka EPL oo dhaxmartay Kooxda Arsenal iyo Stock City ayaa guusha ku raacday Kooxda Arsenal kidib gool soo [...]

February 3rd, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Ghana iyo Mali oo u gudbay Finalka Koobka Africa u soo gudbay

65379996_afcon_2013_advert_hoarding-533x300

(Sports News) Waxaa habeenkii xalay ahaa la ciyaaray kulma xiisa badan oo ka tirsanaa warega 8aad ee koobka Qaramada Africa kaa oo ay isku argeen Xulalka Ghana Capverda iyo xulka Mali iyo Koofur Africa . Kulankaa xiisaha badan ee isku arkeen labada xul ee Ghana iyo Xulka Cap verda ayaa xulka Ghana si xarago leh [...]

February 3rd, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Liverpool oo ka soo horjeesatay kiis loo haysto Xiddigooda Sterling

starling-23107_151147506

(Sports news) Maamulka Kooxda Liverpool ayaa ka hor yimid Maxkamad shalay la soo taagay Xiddigooda Raheem Sterling oo loo haysto kiis googl dhaaf ah uu sameeyay markii uu yaraa . War qoraal ah oo ka soo baxay Kooxda liverpool ayaa lugu sheegay in arintaa ay tahay mid ay aad uga xun yihiin in xiligaa lugu [...]

February 2nd, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Nacho Monreal oo maanta kulan ka Stock Ciyaari doona

new-arsenal-boy1

(Sports News) Tababaraha Kooxda Arsenal ayaa maanta Kulanka ay la qaadan doonaan Kooxda Stock waxa uu ciyaarsiin doonaa Xiddiga dhinaca Difaaca ka ciyaara ee Nacho Monreal kaa oo ay kala soo wareegtay Kooxda Malaaga . Dhaawaca Kieran Gibbs kaas oo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in uu garoomada ka maqnhaan doono 6 asbuuc ayaa ku [...]

February 2nd, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha | Read More »

Ferguson oo ka hor yimid dacwad FA u haysto

Sir-Alex-Ferguson-Manchester-City-United-Prem_2758203

(Sports News) Macalinka Kooxda Man uted Sir Alex Ferguson aya waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka ee la xariira eedayn u jeediyay FA dalka ingariiska waxuuna sheegay in wararka been abuur yihiin . Tababaraha United oo 71 jir ah ayaa ku eedeeyay calanwade Simon Beck inuu ku [...]

February 2nd, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Man City oo Ballatolle wayn doonta

images

(Sports News) Kooxda ACmilano ayaa jawaab cad heli doonta saacadaha soo socdaa taa oo ku aadan in ay hesho Ballatoli iyo in ay wayso, waxana arintaa ka danbaysay kadib markii xiddigaas uu xalay xaflad uu ugu magac daray xafladii macsalamaynta Man City qabtay . Maalmahaan waxaa sii xogaysanayay khilaafka u dhaxeeya asaga iyo Mancini waxana [...]

January 28th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Group-ka B ayaa ciyaaraya kulankii u danbeeyay Africa Cup

65379996_afcon_2013_advert_hoarding-533x300

(Sports News) Waxaa caawo la filayaa in kulamo xiisa badan ay dhacaan oo ah Group-ka B ee Koobka qaramada Africa waxaana kulamada yihiin kuwii ugu danbeeyay ee wareega 8aad loogu soo gudbayay . Caawo waxaa balan san Xulka Ghana iyo Xulka Niger halka Xulka Mali Congo kulmi doonaan waxaana kulamada yihiin kuwa isku waqti dhacaya [...]

January 28th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Kabtanka Liverpool oo ka raali galiyay taageerayaasha Kooxda guuldaradii shlay

Udinese vs Liverpool

(Sports News) Kabtanka Kooxda Liverpool Geraad ayaa raali galin siiyay Taageerayaasha Kooxda Liverpool kidib markii malintii shalay Kooxda guul daraystay Kulan ka tirsanaa Koobka FA Cup . Waxa uu sheegay Xiddigaa in kooxda ciyaartay laakiin nasiibka ka hiiliyay waxa uuna taageerayaasha ugu baaqay in aysan muujin niya jab oo kubadda nasiib tahay . Liverpol aya [...]

January 28th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha | Read More »

Tageerayaasha Arsenal oo Wenger ugu baaqay in kooxda ka tago

wenger-392-164CEC2F000005DC-228_634x399-490x308

(Sports News) Tageerayaasha Arsenal ayaa eedaymo u soo jeediyay Macalinka Kooxda Arsenal wenger kidib hadal ka soo yeeray maalintii shalay kaa oo ku aadanaa in Kooxda uusan keeni doonin Ciyaartoy cusub . Waxa ay sheegeen tageerayaasha in ay ugu baaqayaan in Wenger Kooxda uu ka tago maadama uu ku guuldaraystay in uu muda 8Sano ah [...]

January 28th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Cayaaraha,Somali News | Read More »

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...