“Author Archive”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya, shirkaan ayaa lagu wadaa inuu socdo mudo saddex maalmood ah. Waxaana soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada,iyo Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF. Shirkan ayaa waxaa ka soo [...]
June 18th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka KMG ee Kismaayo oo lagu magacaabo Yasin Nuur Gaas (Raadeer) ayaa maanta ku dhaawacmay iska horimaad u dhaxeeyay maliishiyo ka tirsan Ururka Raaskambooni, iyadoo lagu soo waramayo in dhaawaciisa uu daran yahay. Dhaawaca Yaasiin Raadeer ayaa ka dambeysay markii ciidamo ka tirsan Raaskambooni oo ka soo baxay Dekeda oo isku khilaafay inay [...]
June 18th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo is kaashanaya ayaa la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose, iyagoo ku sii siqay deegaano hor leh. Ciidamada oo wada jira ah ayaa la wareegay afar deegaan oo hoos taga degmooyinka Qoryooley iyo Awdheegle. Deegaanada ay ciidamada la wareegeen ayan wax iska hor imaad ah kala kulmin, iyadoo [...]
June 18th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Ciidamada Booliiska dalka Kenya ayaa toogtay Hoggaamiyihii ugu weynaa ee ka danbeeyay xeragelinta muwaadiniinta iyo tababarada ee Al-Shabaab, kaasoo lagu magacaabo Kassim Omollo. Toogashadan ayaa timid kadib markii ciidamada Kenya ay ku weerareen ninkan guri ku yaal magaalada Mombassa, ka hor inta aysan toogashada dhicin ayey Booliska ugu baaqeen in uu is dhiibo hase ahaatee [...]
June 17th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Ganacsade u dhashay dalka Britain oo lagu magacaabo Neil Christie ayaa 58 Kun oo Dollarka Mareykanka ah ku iibsaday tuulo dhan oo ku taal dalka Spain. Jariidada Miror ee kasoo baxda Britain oo soo daabacday arintan oo dad badan oo dunida ku nool ay la yaabeen fursadan qaaliga ah oo uu ka helay Xukuumadda Spain, [...]
June 17th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulashada,Sawirada | Read More »

Gabar u dhalatay dalka Pakistan oo lagu magacaabo Ayesha Farooq ayaa noqotay duuliyihii ugu horeeysay ee haweenay ah, oo duuliye ka noqota diyaaradaha dagaalka ee dalka Pakistan. Ayesha Farooq oo 19-jir ah ayaa nasiib u heshay iney noqoto qofka kaliya ee kasoo baxay 20 arday oo tababar iyo imtixaan u galay duuliyenimada diyaaradaha dagaalka ee [...]
June 17th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf oo ku magac dheer Fu’aad Shongole oo xalay Muxaadaro cinwaankeedu ahaa Allaa Weyn ka jeedinayay Masjidka Cumar Ibnu Alkhadaab ee ku yaala degmada Baraawe ayaa sheegay in dadka iyo dhulka Islaamka ay ka tageen weyneynta iyo xuska Alle taasoo keentay buu yiri duliga dul saaran Muslimiinta. Sheekh Fu’aad Shongole ayaa Muxaadaradiisa [...]
June 17th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Ururka Al-Shabaab ee looga guuleystay awooda inta badan Koonfurta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay muuqaalka Labo Sarkaal Kenyaan, hub iyo qalab isgaarsiin oo ay kusoo qabsadeen dagaalkii ka dhacay 25-kii bishii hore deegaanka Dhamajaaleey oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya. Bogga ay Al-Shabaab ku leeyihiin barta Twitter-ka ee HSMpress1 ayaa lagu soo bandhigay muuqaalka labada [...]
June 17th, 2013 | Posted in Sawirada,Somali News | Read More »

Dhacdo xanuun badan ayaa saakay waaberigii ka dhacday magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, kadib markii nin la sheegay in uu xanuunsanaa uu xaaskiisa oo xaamilo aheyd dilay, kadibna is dilay. Ninkan xaaskiisa dilay kadibna isaga is dilay oo lagu magacaabi jiray C/risaaq Mursal Saneey ayaa lagu soo waramayaa in uu maalmahan xanuunsanaa, isla markaana ahaa [...]
June 17th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan baaralamanka Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyda ayaa ka war bixiyay safarka uu Madaxweeynaha ku [...]
June 17th, 2013 | Posted in Somali News | Read More »