CED-Som
|

Daawo:Ali & Haruun siday ugu qeyb galeen xafladii Oscar Filmka ASAD

Labada Jilaa ee filinka Asad oo ah walaalaha da’da yar ee Soomaaliyeed ee lagu kala magacaabo Harun iyo Ali Mohamed ayaa filinkooda ASAD kaga qeybgalay abaalmarinta Oscars Academy award ee ah tan ugu weyn dunida , waxaana ay caruurtani ahaayeen qaxooti Soomaliyeed oo dalka South Africa ku nool laakiin jilay taariikhda saxda ah ee noloshoodii , oo ah mid ku saabsan xili ay kaluumeysan jireen balse laguq asbay inay noqdaan burcad badeed.

Caruurtaan oo filinka u jilay qaab lala dhacay oo runtii cajiib ahaa ayaa waxaa filinkani soo saaray labada director ee lagu kala magacaabo Bryan Buckley & Producer Mino Jarjoura, ayagoo waliba caruurta ula ambabaxay dalkaasi Mareykanka si ay goobjoog uga ahaadaan xarunta Hollywoodka ee ay abaal marinta ka dhaceysay.

Filinkan oo ah mid sheeko gaaban ah ayaa waxuu qabsaday caalamka waxaana uuku guuleystay abaalmarinno inkastoo uu ku gacan seyray Oscarka. Waxaana labadan wiil ee Cali iyo Haaruun u suurto gashay in ay ka qeybgalaan Munaasabad xiddiga dunida ugu caansan lagu siinayay abaalmarin waana Roogga cas ee Los Angeles iyadoo si aad ah loogu soo labisay , waxeyna noqdeen xiddigo oo waxaa adkaatayba sida loola kulmo iyadoo lagu keenay gawaarida kala jiidan ee raaxada.ASAD-Somali_film_actors_refugee-2

 Hadaba filinkani Asad ayaa ah mid ka turjumayo qisada caruur badan oo Soomaaliyeed oo la caskareeyay, kuwaasoo badaha ku yaacay waxaana filimkani uu caalamka gaarsiinayaa xaqiiqda ka jirta dalka.

Hoos Ka Daawo Video Clip iyo Sawirrada.ASAD-Somali_film_actors_refugee-1 ASAD-Somali_film_actors_refugee-3

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Feb 26 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...