CED-Som
|

Nacho Monreal oo maanta kulan ka Stock Ciyaari doona

(Sports News) Tababaraha Kooxda Arsenal ayaa maanta Kulanka ay la qaadan doonaan Kooxda Stock waxa uu ciyaarsiin doonaa Xiddiga dhinaca Difaaca ka ciyaara ee Nacho Monreal kaa oo ay kala soo wareegtay Kooxda Malaaga .

Dhaawaca Kieran Gibbs kaas oo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in uu garoomada ka maqnhaan doono 6 asbuuc ayaa ku qasabtay tababare Wenger in uu uwaco laacibkaan cusub.

Monreal oo 26 jir ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ku soo biiray kooxda ku ciyaaarta Emirates Stadium isagoo ka yimid Malaga .

Tababare Wenger ayaa daafacan ku tilmaamay laacib mustaqbaleh kaas oo hada ka mid ah xulka waa weyn ee Spain waxana xiddigaa difaac ahaan u oo gateen uu yahay mid isha lugu wada hayokulan ka maanta .

W/Q/Cabdi raxamana ilkacase

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Feb 2 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...