CED-Som
|

Liverpool oo ka soo horjeesatay kiis loo haysto Xiddigooda Sterling

(Sports news) Maamulka Kooxda Liverpool ayaa ka hor yimid Maxkamad shalay la soo taagay Xiddigooda Raheem Sterling oo loo haysto kiis googl dhaaf ah uu sameeyay markii uu yaraa .

War qoraal ah oo ka soo baxay Kooxda liverpool ayaa lugu sheegay in arintaa ay tahay mid ay aad uga xun yihiin in xiligaa lugu soo aadiyo waxa ayna sheegeen in tilaabada kiiskaa lugu furay aay ka soo horjeedaaan .

Xidigaan oo hada18 jir ah ayaa dambigaan galay isagoo 17 jir ah waxana Xiddigaa oo asal ahaan ka soo jeeda Jamaica oo ku nool Woolton halka la yiraahdo ayaa la sheegay in uu ku jiro koox xoogtay haweeney 27 jir ah taas oo garatay wajigiisa.

Arintaa ayaa suurgal ah in ay samayn ku yeelato Mustaqbalka Xiddigaa waxaana socda iminka baaritaano kale oo dheeriya oo bar bar socda maxkamadayntiisa waxana arintaa ay tahay mid isha lugu wdaa hayo .

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Feb 2 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...