CED-Som
|

Ferguson oo ka hor yimid dacwad FA u haysto

(Sports News) Macalinka Kooxda Man uted Sir Alex Ferguson aya waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka ee la xariira eedayn u jeediyay FA dalka ingariiska waxuuna sheegay in wararka been abuur yihiin .

Tababaraha United oo 71 jir ah ayaa ku eedeeyay calanwade Simon Beck inuu ku guuldareysatay inuu rigoore cad u dhigo Rooney, isagoo sidoo kale wax ka sheegay shaqadiisii maalintaas.

Sidoo kalena shaqadiisii maalintaas la xiriiriyay dhacdo kale oo uu sheegay in calanwadahan uu hadda ka hor ogolaaday gool offside ahaa oo uu Drogba ka dhaliyay Red Devils.

Hayeeshee arintaa markii ay dhacday waxaa Wargaysyada ka soo baxa Dalka Egland lugu soo daabacay eedaynaha uu Calanwadahaa u jeediyay iyo eedaymo FA u jeediyay balsa arintaa ayuu beeniyay maalinka Man uted.

FA-ga ayaa weydiistay inuu sharaxaad ka bixiyo hadaladiisa, waxaana ay dacwad ku soo oogeen talaadadii iyagoo sheegay in Ferguson lagu heysto inuu calanwadaha ku tilmaamay mid dhinac u janjeera.

Ferguson ayaase diiday inuu aqbalo dacwada loo heysto isagoo dalbaday in dhageysiga dacwadiisa la qaado, taasoo FA-ga uusan weli go’aansan xilliga ay dhici doonto.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Feb 2 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...