CED-Som
|

Tageerayaasha Arsenal oo Wenger ugu baaqay in kooxda ka tago

(Sports News) Tageerayaasha Arsenal ayaa eedaymo u soo jeediyay Macalinka Kooxda Arsenal wenger kidib hadal ka soo yeeray maalintii shalay kaa oo ku aadanaa in Kooxda uusan keeni doonin Ciyaartoy cusub .

Waxa ay sheegeen tageerayaasha in ay ugu baaqayaan in Wenger Kooxda uu ka tago maadama uu ku guuldaraystay in uu muda 8Sano ah wax koob ah u qaadin Kooxda waxa ayna ugu yeereen in uu kooxda baneeyo.

Kooxda Arsenal ayaa wali wax ciyaartooy ah soo gacan galin waxana cadaadis xoogan wenger kala kulmayaa tageerayaasha Arsenal iyagoo ku eedeeynaya wenger in uu yahay kan kaliya ee hortaagan Kooxda in Ciyaartooy cusub la keento .

wenger-392-164CEC2F000005DC-228_634x399-490x308Arsenal ayaa waysay xiddiga qaaliya mudooyinkii u danbaysay waana tan keentay in wax badan taageerayaasha arsenal ka walaacan hayeeshee waxaa is lahayeen Bisha janaayo ayaa wajiya cusub arki doontaan laakiin wenger hadlkiisa shalay ayaa ceel ku riday rajadoodii

Arsenal ayaa ku jirta kaalinta lixaad ee Horyaalka EPL waxa ayna arbacada is arki doonaan Kooxda Liverpool oo kaalinta isku hayan waxana kulan kaa uu yahay mid isha lugu wada hayo madama Kulan kaa uu yahay kulan adag .

W/q/Cabdi raxmaan ilkacase
Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jan 28 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...