CED-Som
|

Man City oo Ballatolle wayn doonta

(Sports News) Kooxda ACmilano ayaa jawaab cad heli doonta saacadaha soo socdaa taa oo ku aadan in ay hesho Ballatoli iyo in ay wayso, waxana arintaa ka danbaysay kadib markii xiddigaas uu xalay xaflad uu ugu magac daray xafladii macsalamaynta Man City qabtay .

Maalmahaan waxaa sii xogaysanayay khilaafka u dhaxeeya asaga iyo Mancini waxana jiray warar la xariira in uu xiddigaa doonayo in uu Man city faarujiyo si uu Talyaaniga uga ciyaaro .

imagesKooxaha Man city iyo Milano ayaa isku mari la,a sidii ugu heshiin lahaayeen lacagta lugu kala gadanayo laakiin Milano aya ku rabta 17M laakiin City ayaa saluugsan .

Man city waxa ay ku doonaysaa Xiddigaa qiimihii 2010 ku soo qadatay ee 24 M taasna waa ku adagtahay Milano sidaa daraadeed sacadaha soo socda ayay jaawab cad soo baxi doontaa sida Milano laga soo xigtay .

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jan 28 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...