CED-Som
|

Kabtanka Liverpool oo ka raali galiyay taageerayaasha Kooxda guuldaradii shlay

(Sports News) Kabtanka Kooxda Liverpool Geraad ayaa raali galin siiyay Taageerayaasha Kooxda Liverpool kidib markii malintii shalay Kooxda guul daraystay Kulan ka tirsanaa Koobka FA Cup .

Waxa uu sheegay Xiddigaa in kooxda ciyaartay laakiin nasiibka ka hiiliyay waxa uuna taageerayaasha ugu baaqay in aysan muujin niya jab oo kubadda nasiib tahay .

Liverpol aya ku hartay wareegii 32aad Koobka FA Cup ka waxana reebtay Koox ka ciyaarta heerka sedaxaad ee Dalka Egland waxana arintaa nasiib daro ku tilmaamay Tababaraha Kooxda Liverpool .

Guuldaradii Liverpool waxaa walaac ka muujiyay xiddiga badan oo Kooxda ka tirsan laakiin kabtanka Liverpool Geraad waxa uu rajo ka muujiyay Horyaalka waxuna sheegay in uu rajaynayo kulmada soo socda in ay guul gaaran .

Liverpool ayaa arbacada la ciyaari doonta Kooxda Arsenal kulan ka tirsan horyaalka EPL waxana kulan kaa uu yahay mid Liverpool ku dadaali doonto guul in ay gaarto

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jan 28 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...