CED-Som
|

Group-ka B ayaa ciyaaraya kulankii u danbeeyay Africa Cup

(Sports News) Waxaa caawo la filayaa in kulamo xiisa badan ay dhacaan oo ah Group-ka B ee Koobka qaramada Africa waxaana kulamada yihiin kuwii ugu danbeeyay ee wareega 8aad loogu soo gudbayay .

Caawo waxaa balan san Xulka Ghana iyo Xulka Niger halka Xulka Mali Congo kulmi doonaan waxaana kulamada yihiin kuwa isku waqti dhacaya oo si wayn isha loogu wada hayo .

Xulka Ghana ayaa asiga ku soo baxa bar baro hadii uu galo laakiin Niger ayaa looga fadhiyaa badis waxaana kulankaas uu yahay mid xiisa gooniya xanbaarsan .

65379996_afcon_2013_advert_hoarding-533x300Xulka Mali ayaa asna waxaa uu wataa sedax dhibcood hayeeshe kulankii hore waxaa ka soo badisay Ghana waxana caawo looga fadhiyaa in uu guul ka gaaro Cong oo laba dhibcood wadata kadib bar baro laba jeer ah oo ay gashay .

Ciyaaraha ayaa kuwa si wayn loo wada dhoorayo waxana ilaa iyo iminka in Groupka ka soo bixi karaan loo saadaalinaya Xulalka Ghana iyo Mali

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase
Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jan 28 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...