CED-Som
|

Koobka FA Cup oo maanta la ciyaarayo

(Sports News) Waxaa manata la ciyaarayaa Koobka FA Cup Dalka inagriiska oo ah koobka Labaad ee dalka in gariiska laga ciyaaro waxana ciyaaraya Kooxaha Arsenal iyo kooxda kale Brigton waxana kulan kaa uu yahay mid xiisa badan .

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Vicente ayaa ka soo laabtay dhaawac ciyaartii ugu danbeysay, waxaana laga yaabaa inuu booskiisa ceshto, halka weeraryahanka Leonardo Ulloa laga yaabo inuu sameeyo kulankiisii ugu horeysay ee kooxda.

Arsenal ayaa waxaa ka maqnaan doona kabtankooda Thomas Vermaelen iyo ciyaaryahanka khadka dhexe Mikel Arteta,ack Wilshere ayay u badan tahay in kulanka maanta kabtan looga dhigo kooxda Gunners.

Ciyaraaha kale ee dhacaya waxaa ka mid ah Kooxda Stock City iyo ManCity oo balan san waxana kulan kaa uu ak dhacaya Guriga Kooxda Stock City

Goolhayaha kooxda Stoke City Thomas Sorensen ayaa ku soo bilaaban doona laakiin kooxda martida loo yahay ayaa waxa ka maqnaan doona daafaca Andy Wilkinson, kaasoo dhabar xanuun uu hayo.

Daafaca garabka Ryan Shotton ayaa diyaar ah ka dib dhaawac uu la maqnaa laakiin uma badna in riski la gelin doono kulankaan.

Waxaa sodoo akle balansan Kooxda Man Uted iyo kooxda Fulham waxana kulan kaa uu yahay mid si wayn loo wada sugayo iyadoo la filayo in kulan kaa oo ka dhacaya Guriga Kooxda Man uted ku badain karto Man uted.

Sir Alex Ferguson ayaa laga yaabaa inuu ku soo bilaabo Nani, Anderson iyo Shinji Kagawa ka dib dhaawacyadii ay dhawaan ku soo laabteen.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Kieran Richardson ayaa seegi doona kulanka kooxdiisii hore ka dib markii dhaawac uu soo gaaray isbuucii hore.

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jan 26 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...