CED-Som
|

Itoobiya oo Guuldaraysatay iyo Nigeria oo bar baro lugu qabtay

(Sports News) Waxaa guul daro dhabrka loo saaray xulka Dalka Itoobiya kulan ka tirsanaa Koobka Qaramada Africa kidib markii Xulka Burakina Fasto iskaga horyimaadeen Gurubka C kulan ka tirsanaa .

Ciyaar xiisa badan oo ku dhaxmartay garoonka mambela ayaa labada xul waxaa guul wayn gaaray inta taariikhda la xasuusto dalka Burakina fasto kaa oo 4_0 dhabarka u saaray Xulka Itoobiya .

Xulka Itoobiya ayaa qaybtii hore ee ciyaarta waxaa ka dhawaacmay laba ciyaartooy oo muhiim ahaa waxaana labada ciyaartooy oo kala ahaa Xiddigii goolkii bar barada Zambia u dhaliyay Andy Girma iyo Asirat .

Xilka Burakina fasto ayaa kaarka casaankaa laga siiyay Gool hayahooda laakiin waxaa  ay ciyaartooda sii kululaatay markii kaarkaa laga siiyaya Gool hayaha waxana goolashaa badan ka saaciday Alen torer oo ah nin ka ciyaara Qaarda Yurub.

Xulka Dalka Nageria aya bar baro lugu qabtay Kulan isla ciyaaren Xulka Zambia waxana gool soo daahay la yimid Zambia kaa oo aha rikoore ama darbada xorta ah waxa loo yaqaano oo u dhaliyay Gool hayahooda .

W/Q/Cabdi raxman ilkacase

Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jan 26 2013. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...