Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ka hadlay Taariikh farta Soomaaliga

Dr. Xuseen Sheekh Axmed Hilowle Kadare oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee taariikhda Soomaaliya wax badan ka og, isla markaana ah ninka kaliya ee ka nool shaqsiyaadkii hindisay farta Soomaaliya ee maanta wax ku qorno.

Dr. Kadare oo waaya badan u soo joogay ayaa Wareysi uu siiyay TV-ga Universal waxaa uu kaga hadlayaa marxaladihii kala duwanaa ee laga soo maray qorista farta Soomaaliga iyo kaalintii uu ku lahaa qorista farta Soomaaliga., iyadoo lagu xasuusto in farta maanta la qorayo ee Soomaaliga fikradiisa ay ku timid Halkan hoose ka daawo Wareysiga Muuqaalka.

Leave a Comment

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.