CED-Som
|

Roma VS Fiorentina iyo Kooxda Atlanta VS parma

(Sports News) Waxaa maanta ka dhacaya qayba ka mid ah Garoomada Dalka Talyaaniga, kulma xiisa badan oo qayb ka ah Horyaalka Dalka Talyaaniga ee SA, waxana kulmadaa ku balan san Kooxaha Atlanta iyo kooxda kale ee martida ah ee Parma .

Kooxda Atlanta ayaa ku jirta kaalinta 1aad waxana kulan kaa oo ka dhacaya guriga Kooxda Parma uu yahay mid xiisa xoogan xanbaarsan, maadama Kooxda Parma ay ku jirto kaalinta 8aad .
Kooxda Atlanta ayaa marti kulan kaa loo yahay waxaxna macalinka Kooxda Atlanta oo Saxafada la hadlay uu sheegay in kulan kaa uu rajo filayo, walow aan la ogaan karin cida aay guusha racayso waxna kulan kaa uu yahay mid xiisa wayn xanbaarsan.

Kulan kale oo xiisa badan ayaa asna ka dhici doona Garoonka Kooxda Roma ee Olampic waxa ayna ku martigalin doontaa Kooxda Fiorentina oo ku jirta Kaalinta 4aad waxna Rooma oo iyana u dagaalamysa kaalinta 5aad uu kulan kaa u noqon doonaa mid adag .

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase
odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 8 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...