CED-Som
|

Guddiga doorashoyinka Puntland oo mudo ku daray isdiiwaan gelinta

Waxaa saakay magaalada Garoowe shir jaraa’id ku qabtay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, kaasoo ku dhawaaqay muddo dheraada oo lagu daray waqtigii ay xirmaysay is-diiwaan gelinta ururada siyaasadda Puntland, iyadoo lagu kordhiyey mud Saddex toddobaad.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan Barre, oo kula hadlayay saxaafadda magaalada Garoowe ayaa wuxuu  amaanay qaabka ay u socdaan u gudbida habka axsaabta badan ee ururada siyaasadeed.

Halkan Hoose guji si aad ula baxdo warsaxaafadeedka guddiga soo saareen.

Warsaxaafadeed Dec 2012 Final Draft

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 8 2012. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...