CED-Som
|

Falanqeyn Horyaalka Kulamada EPL dhacaya

(Sports News) Waxaa manata la filayaa in Kulama Xiisa badan oo Qayb ka ah Horyaalka Dalka Ingariiska ay ka dhacaan Garoomada kala duwan ee Dalka Ingariiska, kuwaas oo aay iskaga horimaanayaan kooxha ku loolamaya horyaalka EPL.

Kulamada xiisaha badan waxaa ka mid ah Kulan ka aay ku balansan yihiin kooxaha Arsenal iyo WEstB waxuuna kulan kaa uu yahay kan ugu xiisaha badan ee aadka loo hadal hayo .

Kooxda Arsenala aya sedaxdii kulan ee uu danbaysay aan wax guul ah gaarin, kidib markii Laba kulan aay bar baro gashay kulan kii ugu danbayana looga badiyay gurigeeda waaxna maanta kulan kaa Kooxda West B uu ka dhacaya guriga Kooxda Arsenal.

Kooxda West B ayaa iyadu qudheeda waxaa aay kulamdii u danbeeyay soo wajahay guul darooyin waxana kulan kii u danbeeyay ka badisay kooxda Stok City waxana kulan kaa maanta uu leeyahay Xiisa gooniya .

Arsenal aaya Kulan kii Champion leage ah nasiisay Ciyaartooydeeda muhiimkaa waxana kulan ka maanta uu yahay mid Tababare winger uu doonayo in awoodiisa banaanka soo dhigo si guul oo u gaaro, waxana Kooxda Arsenal ku jirtaa kaalinta 10aad halka Kooxda West B ku jirto kaalinta shanaad .

Kulama kale ayaa iyana ka dhici doona Garooma kala duwan waxaana ka mid ah Kulamada dhacaya Kulan ka Kooxda Aston Villa iyo Stok waxana kulan kaa uu yahay mid si wayn loo wada sugayo, waxuna kulan kaaa uu ka dhici doonaa guriga kooxda Aston Villa ee Villa Back.

Kooxda Sunderland ayaa gurigeeda ku martigalin doonta Kooxda Chelsea waxana kulan kaa uu yaahy mid xiisa gooniya xanbaarsan Macalinka KMG ah ee Kooxda chelsea ayaa looga fadhiyaa in Kooxda uu guul ku hugaamiyo .

Kooxda Chelsea ayaa kulan kii champion Lege gaartay guul wayn kidib markii aay ku bar bartay Kooxda gurubka ay ku jirtay kaalinta hoose kaga jirtay, waxna guushaa aay gaartay laga yabaa in aay mar kale ku ceshato guul kale oo aay ka gaarto Kooxda Sunderland .

Kooxda Swensea ayaa la balansan Kooxda Norwich waxna kulan kaa uu ka dhici doonaa guriga Kooxda Swensea halka Kooxda Wigan martigalin doonto kooxda QPR oo horyaalka kaga jirta kaalinta ugu hooseea.

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase

Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 8 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...