CED-Som
|

Marouane Fellaini oo bartilmaameed u noqday Kooxa Badan

(Sports News) Xidiga kooxda Everton Marouane Fellaini ayaaa noqday xidiga ugu raadiska badan Qaarda yurub kidib markii Kooxda Everton dalabyo kala duwaan uga yimid Kooxaha ka dhisan qaarda yurub .gaar ahan Horyaalka EPL kuwa ka ciyaara

Xidigaan ayaa waxa dalab u bandhigtay Kooxda ka dhisan dalka Ruushka ee Zenit oo ka mid noqotay kooxaha doonaya ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Everton Fellaini. Waaxna xidigaan aay Kooxda everton kaga dalbtay in aay baxin doonto qiimaha everton xidigaan ku doonayso .

Ciyaaryahnkaa waxaa horaay dalabyo uga soo gaareen Kooxaha Arsenal iyo Kooxda Man uted waxana xidigaan la sheegay in xiliga la gaaro bisha janaayo uu iskaga tagi doono kooxda Everton inakstoo maamulka Everton aay ku dagalamayan in xidigaan aay ceshtaan hadana waxa uu egyaahy mid Kooxda Everton ka sii socda .

Kooxda Everton ayaa xili ciyaareedkaan noqtay mid ciyaar wanaag ku bilaabatay waxayna ku jirtaa kaalinta shanaad waxna Xidigaan uu ahaa xidigaha gacanta wayn ka gaystay in Kooxda aay heerkaa gaarto hayeeshe lama oga in everton aay Xidigaan miiska saari doonto .

 W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase
Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 7 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...