CED-Som
|

Kooxda Arsenal oo dalbatay Demba Ba iyo Newcastale oo aan ka hadal

(Sports News) Kooxda Arsenal ayaa dalab u dirtay Kooxda Newcastale si aay u hesho xiddiga Qaranka Sinegal Demba Ba waxayna xiddigaa Kooxda Arsenal sheegtay in ay kala xaajoon doonto wallow Newcastale ay ku dagaalamayso in ay sii haysato .

Xiddigaan oo dhawaan sheegay in Kooxda uu ka tagayo kidib markii uu diiday in uu heshiis dheer saxiixo ayaa waxaa dalabyo kala duwan ka soo garayaa kooxaha ku dagaalamaya Horyaalka Ingriiska waxana dalbka Arsenal u gudbisay qayb ka yahay dalabyada kale ee soo gaarya .

Arsenal ayaa doonaysa in ayaa afka hore Kooxda ka xoojiso waxay ayna suuqa ugu jirtaa in aay hesho ciyaaryahan buuxin kara booskii uu baneeyay Vanpirse kaa oo haatan ka ciyaara Kooxda Man Uted waxuuan xidigaa uu kharka u saran yahay in uu Arsenal aay dalbkeeda ku sii xoojiso Newcastel.

Kooxda Newcastle ayaa dhawaan waxaa la shaaciyay in xiliga jaanyo la gaaro aay ka tagi doonaan xidiga badan oo caan ah waaxna arsenal aay isha ku haysaa xidigaan iyo Xidiga kale ee Cabaya ka mid yahay hayeeshee Newcastle ayaa iyadu ku dagaalami doonta xidigahaas.

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase
Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 7 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...