Kooxda Inter Milano oo Arsenal difaceda Sagna ka dalbatay

(Sports News) Kooxda Inter Milano ayaa xoojisay dalabkeedii ku aadnaa in aay hesho difaaca Kooxda Arsenal Segna kaa oo la sheegay in uu ka carooday Maamulka Kooxda Arsenal heshiis aay u soo bandhigeen oo ah halsano maalintii shalay.

Difaaca Kooxda Arsenal aaya haatan waxa uu dalab ka helayaa Kooxda Inter Milano waxaana war xalay ka soo baxay lugu sheegay in ciyaaryahnkaa ay wada xaajood kala samayn doonaan Kooxda Arsenal oo lagayaabo in aay dirto hadii uu dalbkaa sii xoogaysto.

Kooxda Arsenal ayaa dhawaan qoraal aay soo saartay oo aah ciyaartooyda sii joogayso Arsenal waxaa ka maqnaa Ciyaaryahnkaan iyo Xidiga Wilcot laakiin qoraalka aya gadaal lag raaciyay in aan la hubin wilcot in uu baxayo .

Hayeeshee Sagna oo 30 jir ah ayaa iminka Arsenal waxay u muuqataa mid aay fasaxi doonto waxaana inter Milano aay sheegtay in aay ciyaaryahankaan aay doonayaan, lama oga in Arsenal aay dalabkaa soo dhawayn doonto iyo in kale xili Kooxda Arsenal aay dhibaato dhinaca difaac dareemayso .
W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase
Emil odagacaler@gmail.com

Leave a Comment

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.