CED-Som
|

Chelsea oo tareenka ka dhacday iyo Juventus oo kaalinta 1aad gashay

(Sports News) Waxaa la ciyaaray Lugtii ugu danbaysay ee Horyaalka Championka waxana kulamdii dhacay oo ah kuwa xiisa badan waxana Kooxaha Qaarkood u soo baxeen wareega 16ka halka kuwa kalina tareenka raaceen .

Kooxda Juventus ayaa xaqiijistay in aay u soo gudbtay warega 16ka kidib markii aay ka tilaabstay Kooxda Shakhtar oo aay uga awood badisay 1_0 oo guusha ku raacday Kooxda Juventus oo kalinta kowaad ku soo baxday .

Kooxda Chelsea ayaa duugtay Kooxda Najsland laakiin guushooda ayaa noqotay hal baacd lugu lisay kidib markii aay ka hareen tartanka Koobka Championka waxayna noqnaysaa Kooxdii ugu horaysay ee iyadoo difaacanaysa Koobka Championka harta .

Kooxda Bayer Munich iyo kooxda kale VAlancia ayaa xaqiijistay in aay u soo baxeen warega 16ka waxana halkaa bacdooda qaatay Kooxaha Lille iyo Borisov balsa waxay u so baxday Kooxdaa Europe Legaha hoose

Kooxaha Barcelona iyo kooxda Benifica aya bar baro bilaa gool ah ku kala baxay hayeeshee Kooxda Barcelona oo kaalinta kowaad ku soo baxday iyo celtic ayaa u soo gudbay wareega 16ka waaxna haray binifica .

Gurubka ugu danbeeyaa H ayaa waxaa asna ka soo gudbay kooxaha man uted iyo Kooxda Galastray kidib markii kooxda Barga ka tilabsatay inakstoo kooxda MAN Uted laga badiyay oo loogu awood sheegtay 1_0

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 6 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...