CED-Som
|

Man city oo tareenka ka hartay iyo Arsenal oo laga badiyay

(Sports News) Waxaa habeenkii xaalay la ciyaray lugtii ugu danbaysay ee Kulamadii Horyaalka Champion legae ah waaxna kulamdii dhacay dhaamntood ahayeen kuwa xiisa badan .

Kulamadii dhacay waxaa ka mid aha kulan kii Kooxda PSG iyo Porto dhaxamaray waxuuna kulan kaa guusha raacday kooxda PSG oo kaalinta kowaad ku soo baxday waxana Gurubka A oo aay kuwad jiren ka soo baxay POrto Iyo PSG .

Isla gurubka Dainoma iyo Dmankiyv ayaa isku arkay waxa ayna ku kala baxeen bar baro labadooda inakstoo aay ka hareen tartanka Horyaalka Champion legea ah walow European League-ha u gudbtay Kooxda Dynamo Kyiv.

Kooxaha Arsenal iyo Shalka ayaa u soo gudbay wareega 16ka waxana Kaalinta kowaad ku soo baxday Kooxda Shalka kidib markii Kooxda Montipiller bar baro galeen halka Kooxda Arsenal laga awoodbadiyay kidib markii 2_1 ugu awood sheegtay Olympiakos.

Gurubka C waxaa ka soo baxay Kooxaha Malaga oo leh 12 iyo Milan oo 8 uruusatay ayaa 16-ka Championka ugudbay waaxna kaalinta kowaad ku soo baxday kooxda Malaaga iankstoo Kooxda Zenit ayaa ka qeyb gali doonta Europeanka halka Anderlecht ay ka nasan doonto tartamada yurub..

Gurubka D waxaa isku arkay kooxaha Real Madriid iyo Ajex waxana guul wayn gaartay Kooxda Real madrid oo ku badisay 4_1 waaxna ku soo baxday kalainta labaad kidib markii Kooxda Borussia Dortmund aay ka tilaabsatay Kooxda Man city waxna gurubka ka soo baxay Real Madrid iyo Borussia Dortmund.

W/Q/Cabdi raxmaan ilkacase
Emil odagacaler@gmail.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Dec 5 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...