Daawo Video: Gabar Brazilian ah oo Bigranimadeeda ku iibisay 780,000
Catarina Migliorini ayaa heshiis kula gashay nin Japanese ah oo lagu magacaabo Natsu inuu lacag dhan $780,000 Dollar ku bigrajabiyo gabarnimadeeda, kadib markii ay barta Internet-ka kusoo bandhigtay in bigranimadeeda ku iibineyso lacag fara badan.
Gabadhan u dhalatay dalka Brazilia oo da’deeda tahay 20 sano jir ayaa waxaa heshiiskaas uu dhacay markii tartan qiimaha ah ay galeen Labo nin oo Mareykan ah, mid Hindi ah oo qiimo hoose gaaray balse qiimihii ugu sareeyay waxaa ku qaatay Natsu oo u dhashay dalka Japan.
Catarina ayaa ka dhoofi doonto dalka Australia si ay balanta ugu soo baxdo, waxaana la filayaa in marka ay u tagto ninka iibsaday bigranimadeeda laga duubi doono flim documentery ah, kaasoo noqon doona mid aan la soo bandhigi doonin.
Laakiin Catarina ayaa sheegtay in tallaabadani iyo ficilkaba uusan aheyn mid la mid ah filimada laga qaado dumarka jirkooda iibsada ee Porn Sxy-ga sameeya.
Ugu danbeyntii Catarina ayaa sheegtay in lacagta ay ka hesho bigranimadeeda in ay ku tabaruci doonto qoyskeeda si ay ugu noolaadaan.
Raage Ali Dheere
Amsterdam, Holland
Warfaafiye.com
Halkan ka daawo Flimka Catarina
