CED-Som
|

Xaaska Madaxweyne Obama oo lagu dilay qaabka Labiska (Sawirro)

(W,F News) Dood xiisa badnaynd oo iskaga horyimadeen labada Xaas ee Madaxwayne Obaama iyo Musharax ku haysta Xalka Madaxwaynaha Maraykanka Mitt Romney, taasoo bar bar socotay qiimay lugu eegayo  libiska labadaa Haween ayaa ka dhacday Dalka Marykanka .

Doodaa oo ahayd mid kulul oo labadooda ku soo bandhigayeen waxyaabah bulshada  u qaban doonaan dadkana su,aalo waydiinayeen ayaa waxa bar bar socday  u codayn lugu kala saraayo labadaa haween oo tartan xoogaan ugu jira Olalaha la doonayo in midba midka kale meesha ka saarto .

Xaaska Madaxweynaha Mareykanka Michelle Obama, ayaa soo xiratay Goono Baluug ah hayeshee waxaa dhamaan dadka codka dhibanayay ay eegayeen dhinac libiska hadii ahaan lahayd, dharka ay soo xiratay, kabaha ay wadato iyo siyaasad ahaan waxa ay la soo shartagtay.

Dadka Maraykanka Qaarkood gaar ahaan tageerayaasha Ann Romney  ayaa qaba in Xaaska Madaxwayne Obama ay  xiligeedi hore ku soo bar baartay nolaal cariiri ah oo ay wali u muuqato mid aan ka soo kabsan, sida ay qabana dadka qaarkood ,waxayna tilmaameen in libska ay la soo shartagtay uu ahaa  mid aan cusbayn oo badanaa ay ku aado safarada sida safarkii ay ku tagtay sanadii 2011 Magaalada London .

Ann Romney oo ah Xaaska Mitt Romney ayaa iyad iska giijinaysa tartankaa waxa ayna soo xiratay libis u muuqda in uu soo jiitay taageerayaal badan oo badankood ku sifeeyeen mid u muuqda in uu qurux badan yahay .

Libiska ay ku timid is aragan ayaa ka duwan kii Xaaska Obama waxa ayna soo xiratay libis cadays ah oo goono iyo suud ah  socodkana waa uu bedelnaa, sida Saxaafada goob jog ah sheegayaan, dharka ay xiirneed waxa uu lahaa calaamado cad cadaan ah oo meelo badan uga soo ekaa Calanka Maraykanka.

Dadka waxaa udurusa, ayaa sheegaya in ay u badan tahay  marka la fiiriyo libiska iyo Siyaaysada ay la soo shartagtay Ann Romney in ay u qalanto qof masuuliyda buuxda qaadi karta, luguna aamini karo howsha hortaalo , balsa waxaa arintaa ka soo horjeeda oo qaba fikir ka duwan tageerayaasha Michelle Obama oo qaba in ay libiskeeda loo fiirin qofka ee wax qabadkeeda loo eego .

Labadaa hawayn ayaa doodii dhaxmartay Madaxwayne Obaama, iyo Mushrax Mt romney ,wax ay soo xirteen dhar isku soo dhaw medab ahaan, kuwaas oo soo xirtay dhar  pink ah mana jirin farqi sidaa u fog oo u dhaxeeyay .

Dooda labaad ee kama danbaysta ahayd ee  oo ay isku arkeen  Obaama iyo Mt Romney ayaa la wada sugayay  in libiska aay soo badli doonaan labada hawayn ee tartanka Siyaasadeed ka dhaxeeyo waxana midkasta aay dadaal u gashay in libis qurux badan soo xirato iyagoo libiskooda ahaa kuwa aan kala dhicin hayeeshe waxa ay soo xxirten dhaar isku  soo dhaw .

W/Q/Cabdiraxamana Ilkacase

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Oct 23 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Sawirada, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...