CED-Som
|

Video:Barnaamij laga diyaariyay Soomaali caruurtoodii laga qaatay

Yasmin Alas oo ah Gabar Soomaaliyeed oo mudo ku nool dalka Holland ayaa barnaamij ay ka diyaarisay nolosha Qosyaska Soomaaliyeed ee dalka Holland ayey waxay ku soo bandhigtay dhibaatooyin ka heysta xagga nolosha gaar ahaan isfaham la’aanta u dhaxeysa Caruurta iyo waalidiinta.

Barnaamijkan oo laga sii daayay Sabtidii {07-10-2012} TV-ga Nos2 ayaa wuxuu soo qaatay Hooyooyin Soomaaliyeed oo la ilmeynaya caruurtoodii oo laga kaxeystay, waxayna ka cabanayeen in caruurtooda dhaqamo xun lagula dhaqmo oo loo geeyay dad aysan isku diin aheyn.

Waalidiinta Soomaaliyeed ee laga kaxeystay caruurtooda ayaa ku andacoonaya in aysan jirin wax muuqda oo caruurtooda looga kaxeysto,  iyadoo lagu eedeynayo iney kasoo bixi waayeen xaquuqdii waalidnimada iyo iney dilal u geystaan xiliga ay cannaanayaan.

Qeybta Labaad ee barnaamijkan ayaa Todobaadka danbe laga soo deyn doonaa, kaasoo looga hadli doono dhaqamada Soomaalida iyo dhibaatooyinka nololeed ee ay la kulmaan.

Halkan ka daawo Barnaamijka Yasmin Alas ay ka diyaarisay Soomaalida Holland

Get Microsoft Silverlight Bekijk de video in andere formaten.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Oct 7 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Qormooyinka, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...