Tacsi: Reer Maxamed Karish ku socoto, Inaa Lilaahi Wa-Inaa Ileyhi Raajicuun
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Dhamaan reer Xaaji Maxamed Karish Tifow waxaan leenahay Samir iyo Iimaan Illaahey ha naga wada siiyo dhamaanteen geerida naxdinta leh ee ku timid Aabe Xaaji Maxamed Karish Tifow oo 09-09-2012 ku geeriyoodday magaalada Muqdisho.
Dhamaan Ilmo reer Muxiyaddiin Cali, waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii, caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Maxamed Karish Tifow, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Illaahey ha naga wada siiyo, Janadii Fardowsana Allaha ka waraabiyo AAMIIM.
Sidoo kale waxaa tacsi gaar ah diraya Faarax Cumar Nuur, Cali Muxiyaddiin Cali, Cali Cabdulle Qaanso, C/raxmaan Muxiyaddiin Cali, Axmad Muxiyaddiin Cali iyo Abdul Arts, dhamaan dadkaasi waxay tacsi gaar ah u dirayaan Aweys Xaaji Maxamed Karish iyo dhamaan reer Xaaji Maxamed Karish, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan allaha naga wada siiyo, Janadii Fardowsana allaha ka waraabiyo AAMIIN , AAMIIN.
Email: warfaafiye@gmail.com
