CED-Som
|

Mohamed Farah “Hooyadey waxay ku nooshahay Hargeysa” Wareysi

Mo Farah oo xalay ku guuleystay biladii Labaad ee Dahabka 5000 ku guuleystay ayaa u mahad celiyay guud ahaan dadka Soomaaliyeed iyo dadka reer Britain, isagoo sheegay in guushani ay tahay mid ay saameyneyso guud ahaan dadka Soomaaliyeed.

Mo Farah ayaa sheegay in uu sidoo kale si gaar ah ugu mahad celinayo Hooyadiis Amran, isagoo sheegay in hooyadiis aysan ku nooleyn meel Baadiye ah.

“Hooyadey waxay ku nooshahay magaalada Hargeysa,  weyna daawaneysay orodkii shalay” ayuu yiri Mo Farah.

Wuxuu sheegay Mo Farah in orodkii shalay ee 5000 uu ka dhib badnaa kii ka horeeyay ee 10000 Mt, balse uusan marna fileyn in uu ku guuleysto labo jeer biladaha dahabka.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSI VOA LA YEELATAY

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Aug 13 2012. Filed under Cayaaraha, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...