Comments on: Qormo:Yuusuf Garaadoow Xamar oo la xumeeyay kusoo dhowoow

By: Jeelle
Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad.  MIyaysan muujinyayn in Yuusf Garaad awood qaqable weli aammisan yahay?

By: Qaran doon
Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid tahay dib u soo noolaynta qaran soomaaliyeed waayo yuusuf waxaa uu tiir dhexaad u ahaa in lawaayo ama uu bueburo qarankii soomaliyeed, sidaa daraadeed tagitaankiisa waa nooc ka mid ah in xididada loo siibo qabqablayaashii dalka soomaliya, sida aan wada xasuusanna dagaalkii sokeeye ee dalkeenna ka dhacay waxaa garwadeen ka ahaa yuusuf garaad beeshiisa, isagana markaas waxaa uu madax ka ahaa BBCda, waxaa uu si xeeladaysan u buun buuniyyey guulihhi ay gaareen urukii USC ee beeshiisi garwadeenka ka ahayd. waxaana uu ka mid ahaa qurba joogtii dhaqaalaha iyo abaabulka ka waday dibadda taasna waa la ogaa oo ma ahayn wax qarsoon. Yuusuf garaad si uu arintaas ugu gacan bannaanaado un a helo idaacad uu ku buunbuuniyo, qoyskiisii dumiyey dalkeenni waxaa uu bahdilaad ku sameeyey waryayaashii idaacddda ee isaga ugu horreeyey meesha kana waayo aragsanaa waana uu kala cayriyey, waxaa uu abuuray kuwo cusub oo aan aqoon iyo waayo aragnomo lahayn, waxaa uu uu ka abuuray dalka gudhiisa idaacadao cusub iyo wariyayaal uu si xeeladaysan uu uga dhigay shaqaale u shaqeeya BBCda oo warka ka soo tabiya guulaha ay gaareen USC. waxaa uu caalamkii ka dhaadhiciyey in ay dalkii oo dhan gacanta ku dhigeen USC, waxaa uu daboolay bililiqadii ka dhacday dalka iyo dilkii baahsanaa ee ay geeysteen USC, taa badalkeeda waxaa uu si aan qarsoonayn uu ammaan iyo bogaadin hawada u mariyey sida xawliga ah USC u guulaysatay, waa la xasuustaa 1991 wixii ka dhaca gobolda Jubbada hoose, Gedo iyo Bay. waan wada xasuusannaa sidii ay u soo tabin jirtay BBCda oo ahayd qaabkii uu u tabin jiray guulaha ay gaareen laakiin la qarin jiray bililiqadii, kufsigii, dilkii, barakicntii, iyo fool xumooyinkii kale ee ay gaysteen USCda. waxaan ku farxsannahy in maanta qaabkii ay u tabin jirtay BBcda dhacdooyinkki 1991 in ay duubanyihiin oo gacanta lagu hayo lana soo bandhigi doonno maalinta sharciga iyo makammdda la isugu yimaado. Cayrinta laga cayriyey yuusuf garaad BBcda waa qayb ka mid ah  xakamynta iyo in siyaasadda laga fogeeyo qabqablayaashii dalkaanaan soo maray waxaana arrintaas iska kaashaday waddaniyiinta soomaliyeed iyo beesha caalamka, waxayna bilow u tahay helitaanka qaran soomaliyeed iyo in la fududeyo in sharciaga la soo taago ma naxayaashii gunta u jaray qarankeennii. Waxaad wada xasuusataan dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Ruwaanda in in dadkii maxkamadda la soo tagay ay ku jireen wariyaal caan ahaa oo ka shaqaynayey idaacado caan ah, sidaa daraaded tagi taanka yusuf garaad ee BBCda waxay gogolxaar u tahay in aan cidina ka baxsan doonin wixii dhacay, maalin maalmaha ka mid ahna lala xisaabtami doono dambiila yaashii ku gabood falay shacabka soomaliyeed kuwaas oo ay ka mid yihiin kuwii si dadban iyo si toos ahba uga qayb qaatay wixii ka dhacay dalkeenna 21 sano ee u dambeyey.

By: Axmd
Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka

tageen Soomaalina warkeed daa. Kolkaa inta doorashada ka horrayso ha la cayaaro himiladiisa beenta ah.

Hadduu rabitaanku fardo ahaan lahaa masaakiintuba way fuuli lahaayeen Ïf wishes were horses, beggars

would ride them.