Sheekh Shariif oo Labo degmo kusoo kordhiyay Gobolka Sh/Dhexe
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa loogu aqoonsaday labo tuulo oo ka tirsan Gobolka Sh.Dhexe degmooyin buuxa, wareegtooyinkaasi ayaa waxay u qornaayeen sidan.
Xeer Madaxweynaha J.S.L 273,Taariikh 23/072012
Magacaabis Degmo Cusub
Madaxweynaha J.S
Markuu Arkay: Qodobka 39-aad,farqadda 1-aad Xarafka “a” iyo farqadda 2-aad ee isla qodobkan ee adiga FKMG Ah.
Markuu Arkay: xeerka Lr 6 ee 12 Feberaayo 1980.
Markuu Arkay: Warqadda Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amiga Qaranka Lr WAG & AQ/468/12 ee July 20-2012 kuna saabsan soo jeedin magacaabid Degmo.
Wuxuu soo say Xeerkan Soo Socda.
Qodobka 1-aad
Waxaa la ogolaaday in Ceel AXmed oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe loo aqoonsado Degmo laga Bilaabo Maanta oo ay raariikhdu tahay 22 July 2012.
Qodobka 2-aad
Xeerkan wuxuu dhaqana galayaa marka uu saxiixo madaxaweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana lagu soo saaray faafinta rasmiga ah ee dowladda.
Muqdisho:23-07-2012
Wareegtada Labaad ayaa waxay u qorneyd sidan:
Xeer Madaxweynaha J.S.L 273,Taariikh 23/072012
Magacaabis Degmo Cusub
Madaxweynaha J.S
Markuu Arkay: Qodobka 39-aad,farqadda 1-aad Xarafka “a” iyo farqadda 2-aad ee isla qodobkan ee adiga FKMG Ah.
Markuu Arkay: xeerka Lr 6 ee 12 Feberaayo 1980.
Markuu Arkay: Warqadda Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amiga Qaranka Lr WAG & AQ/468/12 ee July 20-2012 kuna saabsan soo jeedin magacaabid Degmo.
Wuxuu soo say Xeerkan Soo Socda.
Qodobka 1-aad
Waxaa la ogolaaday in Al Kowsar oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe loo aqoonsado Degmo laga Bilaabo Maanta oo ay raariikhdu tahay 22 July 2012.
Qodobka 2-aad
Xeerkan wuxuu dhaqana galayaa marka uu saxiixo madaxaweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana lagu soo saaray faafinta rasmiga ah ee dowladda.
Muqdisho:23-07-2012
Email: warfaafiye@gmail.com