Mo Farah “Waxaan ahay Soomaali, orodkana waa u dhalanay” Video
Moh Farah oo Soomaali asal ah laakiin hada heysta dhalashada Britishka ayaa u mahad celiyay guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee muujiyay taageerada hagar la’aaneed habeenkii uu qaadayay bilada dahabka ee orodka 10.000 ee Miter,ciyaartii ka dhacday garoonka Olombikada Stratford stadium ee magaalada Londan.
Mo Farah wuxuu sheegay in bilada uu ku guuleystay ay tahay mid ay wada leeyihiin dadka Soomaaliyeed, isagoo tlmaamay in dhalinyarada Soomaaliyeed uu taageeri doono.
Wuxuu sheegay in uu furay Urur caawiya dhalinyarada isla markaana uu ka caawin doono dhalinyarada Soomaaliyeed dhinaca tababarada iyo qalabka Sport si Soomaalida ay u noqoto kuwo ku dhiirada orodka maadaama ay jiraab buu yiri dhalinyaro Soomaaliyeed oo ordi kara.
Email: warfaafiye@gmail.com
