Fiirso: Booliska AU ee ka howlgalaya saldhiyada Muqdisho
Ciidamada booliska Midowga Afrika ee dhawaan soo gaaray Muqdisho ayaa bilaabay iney ka howlgalaan saldhiyada Booliska Gobolka Banaadir, iyadoo la arkayay iyagoo dhoolatusyo ka sameynaya Saldhigyada Yaaqshiid iyo xamarweyne. Booliskan ka socda Midowga Afrika ayaa waxaa tiradooda ay gaarayaan 140 Askari oo agabkooda u dhan yahay, waxaana loo kala qeybiyay Saldhigyada Booliska Xamarweyne iyo Yaaqshiid, iyadoo maalmaha soo socdana la geyn doono saldhiyada kale.
Sida ay sheegeen Saraakiisha hoggaamineysa Booliskan waxay isugu jiraan saraakiil, Boolis iyo bambi-baarayaal, waxayna Booliska Soomaaliyeed ay ka caawin doonaan howlaha xirfadeed ee Booliska.










Adoo Harsan waa yay ma laguu hargalay.
ani waxay ila tahay in ay wax badan ka badi karaaan siyaasayada policeka somalia waayo policeka somalia hada ma aha police u habaysan qaabkii policenimo tusale ahaa ma ay haystaa qalkii uu lahaa police ama looba taba barin qaabkii uu lahaa police dhanka policeka somalia ma ay jiraaan cid mainta u leh qibraha danbi baarista aduunka iyo daba galka ay sameeyaan policeku marka waxay ilatahay in badan in ay wax ka badali karaan siyaasada hadii aysan ka badalina policeka somalia ayaa ka faa iidaaya qimrad dharaad ah
WAA LEYNA SOO GALAY.. BERIINA PUBTLAND IYO SOOMAALILAND IYO BINTILAND IYO BUUFISLAND AYAY AADAYAAAN OO U TALIN DOONAAN.. wAA ISKA GUMEYSI SIRGAXAN…
SEE LEYSKU AF GARAN DOONAA.?
DADKU WAA IN AY SAWAAXILI BARTAAN SI AY DOWLADAHA QABSAN DOONA AY U FAHMAAN LUQADOODA UGANA MID NOQDAAN KENYA IYO ITOOBIYA MARKA SOOMAALIYA DHULKI LA ORANJIRAY LOO KALA QEYBIYO DOWLADAHAAS… WAA WAREEEEEEY WAA LEYNA SOO GALAY..