CED-Som
|

Daawo: Warshada Dharka Balcad oo la howlgelin doono

Madaxweynaha Dowladda KMG Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay xili uu booqanayay degmada Balcad in la howlgalin doono warshada Dharka Soomaaliya ee ku taala dagmada Balcad isagoona uga mahadceliyay muwaadiniintii u istaagay iney badbaadiyaam isla markaana ilaalinayay 21 sano oo aysan ku qaaddaneyn wax mushaar ah, balse ay Dowladda ay ogaan doonto marka ay howl bilowdo warshada.

Warshada dharka Balcad ayaa ah mid shaqeyneysa, iyadoo warshadani ay nasiib u yeelatay iney ka badbaado burburkii iyo bililiqadii dalka ka dhacay, waxaana arintaasi ku amaanan shaqsiyaad u istaagay iney badbaadiyaan warshadaasi.waa warshada kaliya ee ka badbaaday hantida qarranka Soomaaliyeed.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Aug 2 2012. Filed under Sawirada, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...