Ha fiirsanin hadaadan awoodin waa Sawiradii qaraxii maanta
Labo nin oo naftood huriyaal ah oo doonayay iney galaan hoolka shirarka uu ka socday ee Dugsiga Tababarka Booliska, hase ahaatee Ciidamaadii amaanka sugayay ayaa fashilayay oo toogtay dabadeedna sidaas ayey isku qarxiyeen. Hadaba hadii aawadan awoodin ha daawan sawiro naxdin badan oo laga soo qaaday labadii nin ee is qarxisay. Waxaa goobta booqday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga Cabdisamad Macallin Maxamuud oo falkani ku tilmaamay mid waxashnimo ah oo ay fuliyeen dad lasoo qalday.







Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun somaali saan maa udanbeysey subxaanalaah in ey ayaga lee is dha meyaaan wlhi waa wax laga naxo falaalka noocaan ah somaali meel walbo ey aduunka kajoogaan waana lagu nacebyahey weyna is nacebyihii ilaahoow umada somaaliyeed xaqdarada iskudilaayaan sohanuuni oo jidka. Toosan kusoorid ilaaho dowlad nimo aan qabiil kaseenin nasiii ilaahow dhulkeena hooya cadoowga aan waxba qabaneynin nooga saar amiin
Adiga iyo kuwa la midka ah ayaa in ay somalinimada in ay tahay wax rakhiis ah,lama nicbano ismana nicbano ee neceebkaaga adiga hakuugu ekaado,AAMIIN,
Aniga waxaan qabaa in saxaafadda ay iska saxaay ereyga NAFTOOD HURAYAAL, kaasoo ka turjumaya qof naftiisa u huray arrin wanaagsan, laakin warkan arrintaas waa ka duwan yahay, kuwan oo kale waxaa dhihi kartaan NAFTOOD HALIGAYAAL..