CED-Som
|

Video: Qaabka Soomaaliya ugu dhex muuqatay furitaanka Olombikada

Samsam iyo Maxamed Waxaan u rajeynay guul, shacabka waxay sugayaan inaad ka farxisaan.

Princesses Elizabeth Boqorada Britain ayaa si rasmi ah u furtey ciyaaraha olympics 2012 ee ka dhacaya magaalada London, ka hor inta ayan furin Boqorada ayaa lagu soo bandhigay fantasiyo ay ku qanceen daawadyaasha caalamka.

Muuqaalada lasoo bandhigey ee dadka cajib geliyay ayaa waxaa ay ka turjumayeen taariikhdii Boqortooyada Britian, iyo habkii ay ku soo bilaamatey horumarkoodu.

Dad caan ka ah caalamka ayaa kasoo qeybgalay furitaanka ciyaarahan, waxaana ka mid ah xubnihii kasoo qeybgalay Xoghayaha Qaramada Midoobay, Xaaska Madaxweyne Obama, Ra’iisul Wasaaraha Britain, Feeryahanka caanka Maxamed Cali Kalay iyo xubno magac ku dhex leh bulshada.

Dadka Soomaaliyeed ayaa aad ugu farxay ka qeybgalka iyo muuqaalka ciyaaryahanada Soomaaliyeed qaabka ay u soo bandhigeen Calanka Soomaaliya xiligii wadamada iyo calamadooda ay soo bandhigayeen, waxaana Calanka dalkeena luxeysay Samsam Maxamed Faarax oo ka mid ah ciyaartoyda ugu qeybgaleysa dalkeena, sidoo kale waxaa ka dhex muuqday Cabdi Bille Cabdi.

Halkan ka daawo Muuqaalka Ciyaartoyda Soomaalida.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jul 28 2012. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...