CED-Som
|

Daawo Sawiro ka turjumaya Nabadda Muqdisho iyo Bisha Ramadaan

Shaki kama taagna in Muqdisho heerkii ugu sareeyay ee dhinac horumar iyo nabadgelyo ay taagan tahay 21 sano kadib, Muqaalada quruxda badan ee warbaahinta caalamka ka diyaariyeen ayaa sababtay in Kumanaan Soomaaliyeed oo fikrad kale ka heystay Xamar ay kusoo dhiiradaan, taasoo sababtay in horumar dhinaca dib u dhiska iyo ganacsiga ay heerkii ugu sareeyay ka gaarto xiligan.

Muuqaaladani aad arkeysaan waa Suuqa Xamar Weyne oo 21-kii sano ee lasoo dhaafay wax ganacsi ah aan ka socon balse iminka soo jiitay indhaha shacabka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada, Daawasho Wanaagsan, soona booqo dalkaada kuwa dibadaha ku maqan.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jul 24 2012. Filed under Sawirada, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

1 Comment for “Daawo Sawiro ka turjumaya Nabadda Muqdisho iyo Bisha Ramadaan”

  1. Caadi ma ahan suuqa xamar weyne, ilaahow noo adkey dowladdan iyo nabadgelyada soo dhalatay.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...