CED-Som
|

Nin iyo Naag ku guda jiray Macsi oo isku dhegay “Video”

Arin fool xun ayaa ka dhacday xaafad ay degan yihiin dadka faqiirada ah ee magaalada Nairobi, bartamihii bishii May kadib markii Haweeney Xaas ah qiyaantay ninkeeda, iyadoo nin kale gogol dhaaf sharci daro ah la sameysay, taasoo keentay in ay isku dhegaan oo kala fuqi waayaan.

Dhacdadan foosha xun ayaa Kumamaan dadweynaha reer Kenya ay hadal hayeen, ninka qaba haweeneydan ayaa horay shaki badan ugu qabay naagtiisa, taasoo keentay in uu tago meelaha wax xun sheega ah {Sixirlayaasha} si uu ceeb ugu rido haweeneyda, uguna reebo falkani foosha xun wuxuuna u tegay Sixiroow soo faray farsamadan cajiibka ah oo la soo siiyay alaab cajiib ah.

Markii uu ninka naagta qabay adeegsaday alaabtii Sixiroowda ayaa naagtii nin aan aheyn ninkeeda la tumatay, mudadii ay ku guda jireen gogol dhaafka sharci darada damceena iney kala kacaan aysan u suura gelin, taasoo ay la yaabeen, ilaa la isugu soo baxo.

Ha daawan hadii aad ka yar tahay 18 sano

Dadweynihii isugu soo baxay iyo Boolis goobta yimid ayaa kala fujin waayay, iyadoo markii danbe ninkii gogol dhaafka sameynayay uu qeyliyo, balan qaad lacageed oo dhan 20,000 Kun Lacagta Kenya ahna uu uu sameeyay ninka naagta qabay, taasoo markii danbe lagu qanciyay ninka naagta qabay.

Wuxuuna ninkii uu ku laabtay ninkii howsha isku dhegida ka danbeeyay, isagoo durbadiiba si fudud u kala fujiyay, halkaasina fadeexad xun ay ka raacday ninkii iyo naagtii sharci darada gogol dhaafka ku sameynayay.

Dadweynihii u soo daawashada tegay ayaa fajac iyo amagaag ay la noqotay arintani oo aan horay looga arkin wadanka Kenya.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jul 24 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...