Muqdisho oo bannaanka soo dhigtay Quruxdii lagu yaqiin “Sawiro”
Muqdisho waxay bannaanka soo dhigtay quruxdii lagu yaqiin, waxaana laga yaabaa bilaha soo socda in bilicda hada ka muuqata ay sii kororto, taasoo ugu wacan nabadgelyada kasoo iftiimeyso Muqdisho iyo qurba joogta oo dib ugu laabtay, kuwaaasoo xoogga saaray maalgashiga iyo dhismooyinka quruxda badan ee ay yeelaneyso hada.
Dastuurka weli lagu muransan yahay Qodobkiisa 9-aad ee ka hadlaya maqaanka magaalo madaxda dalka ayaa mugdi muuqda ku jiro sii jiritaanka caasimada ee Muqdisho,dad badan ayey soo jiidatay Muqdisho bilicda dhismooyinka cusub iyo kuwii horay oo dib loo dayactiray.
Maanta mala dhihi karaa Muqdisho meel ka wanaagsan oo Caasimad ka mudan ayaa jirta, bal eeg sawiradan kadibna adiga maskaxdaada jawaabta ay ku siiso arag.






War meeday quruxdaad sheegtay?
Ma dhulkaan wada bur-bursan ee ay mooryaantu qaribtay baad qurux ku sheegaysaa?Waa la dhihi karaa way dhaantaa sidii sanadkii hore,laakiin wanaag badani kama muuqdo
Waa hubaal in Muqdisho quruxdeda banaanka soo dhigtay, kani waayeel la baxa ee cuqdada dishootay illaahey calooshaadda nadiif haka dhigo, maanta muqdisho cidna uma baahna alle mooyee, cadowgeena wey ka naxaan quruxdeeda
Muqdisho meel maanta ka qurux badan dalka ma jirrto wax yar Hargeysa ayaa soo dhaweysa oo u qalanta casimada 2aad
xaasid wayaa ma calooshaa ku xanuuntay makaad argtay saraha cad cad
iyo nalalka ka soo ifaayo waa adigaan dhahaayo meeday quruxdaad sheegeysaan
iyadoo mudo aan saas ah nabdoon muqdisho ayey isasoo taraysaa qurux deeda maxaad ka dhihi doontaa markeey sand kale amabo sanado nawad ahaato kumaba taalo soomaaliya meel
ka qurux badan muqdish caloosha yeey ku xanuunin kuma jirto meelaha biyahainteey fariistaan
dixriga ka dhasho aloow nawad lagu naaleeyo caasimadeena iyo dhamaan soomaaliya
xaasid wayaa ma calooshaa ku xanuuntay makaad argtay saraha cad cad
iyo nalalka ka soo ifaayo waa adigaan dhahaayo meeday quruxdaad sheegeysaan
iyadoo mudo aan saas ah nabdoon muqdisho ayey isasoo taraysaa qurux deeda maxaad ka dhihi doontaa markeey sand kale amabo sanado nawad ahaato kumaba taalo soomaaliya meel
ka qurux badan muqdish caloosha yeey ku xanuunin kuma jirto meelaha biyahainteey fariistaan
dixriga ka dhasho aloow nawad lagu naaleeyo caasimadeena iyo dhamaan soomaaliya noo keen
War heedhe Muqdisho meel ma ahanee war kale soo qora, war kale sida horumarka puntland
Viva Mogadiscio………………………Viva Mogadiscio…………………………..Viva Mogadiscio
Fadlan ha barbadhin mugadiscio Citta Mogadiscio baadiyaha iyo tuulo qabiileedka Bugland. Citta Mogadiscio waa caasimadda qaranka, “The National Capital” oo dadka sooomaaliyeed oo dhan ku mideysan yahay. Waa Magaalo madax siyaasadeed waana magaalo madax dhaqaale – labadaba way iskugu jiraan. Yes Hargeysa No. 2, Baidaba No. 3, waxaa kaloo ku xigxiga burco, jowhar, kismaayo, berbera, Laascaanood, Ceeribaagabo, Jamaama, Jilib Baraawa, Galkacyo, Dhuusamareeb iyo kuwo kale.
Kan xun ee Waayeel la baxay waa Iidoor,Isaaq quruna oo ka naxsan horumarka Muqdisho,hadalkiisa wuxuu ka marqaati furayaa sida Isaaq uga soo horjeedaan in Muqdisho dib u soo noolaato
Axmed Godane baqtigiisa aya la jiidayaa,hargeysa waa dumeysaa insha allaah,xamarna wuxuu noqon doonaa janada Afrika
ishii bugtaay ku bikaacso xamar cade waa la xaal marinaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
sanadka danbe aaba kasii daran waxaan useegaayaa dadka qaarkii oo nabada muqdisho ka xun sakiin laq
Midkaan la Baxay Waayeel ayaanba aniga la yaabanahay…..maxaa yeelay…..Caasimadeenii xitaaa Waxaa Uu ka dhigay…..Qabiil Gooni ah….Fadlan anaga Xitaa Noo Qaad Cuqdad…..Laakiin Caasimadu Qabiil ma ahan Ee Xamar Cadeey ha inkirin….Hana Xaasidin……….Xaywaan ….Fooqul xaywaan….