CED-Som
|

Wiil yar oo isku dayay inuu Pique ka dul qaado Shakira.

Fal qosol badan ayuu ku kacay wiil yar oo Spanish ah, kadib markii uu boor ku soo qortay dalab ku socda fanaanada reer Colombia ahna gacalisada Gerrard Pique Shakira, taasoo uu ka codsaday inay lasoo xiriirto.

Kaamirooyinka garoonka ayaa mar qura qabtay boorka wiilkaan yar u taagnaa, waxaana boorka ku qornaa Number Telphone, isagoo Shakira ka dalbaday inay kala soo xiriirto laakiin habeen kaas goob joog ma eheyn fanaanada oo way maqneed, iyadoo ku mashquulsaneed sida la sheegay Clip cusub oo goor dhaw ay soo wado.

Wiilkaan yar ayaa noqday mid aad loo hadal haayo boorkiisa, lamana oga sababta uu u soo qortay, ha yeeshee warbaahinta qaar ayaa qortay inuu doonayay wiilka yar in dadka uu kaga yaabiyo. halka kuwa kale ay qoreen wuxuu rabay inuu Pique ka dulqaado Shakira.

Jilaa.com
Info@jilaa.com

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jul 3 2012. Filed under Arrimaha Bulashada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...