CED-Som
|

Nin Xaday Sawirka Scarlett Johansson Oo Qaawan Oo Lagu xukumay $66-kun.

Maxkamda fedaraalka Mareykanka ayaa ku xakuntaya Christopher Chaney 71-bilood oo xabsi ah iyo 66-kun oo doolar, kadib markii uu faafiyay sawirka xidigta reer Mareynka Scarlett Johansson oo qaawan.

Ninkaan ayaa qirtay inuu jabsaday ama xaday bog ay leedahay fanaanadaan kadibka kala baxay sawiradeeda oo qaawan, wuxuuna ku faafiyay qaar kamida bogaga Internetka.

Miss Johansson ayaa wacad ku martay in qofkii jabsaday bogeeda aysan ka hari doonin waxeyna u gudbisay maxkamada fadaralka oo kadib qaaday talabooyin qaanuunka ku saleysan, iyadoo ganaax dul dhigtay bogagii faafiyay sawirkaas, xidigtaan ayaa hada soo wada filim lagu magacaabo The Avengers.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jul 2 2012. Filed under Arrimaha Bulashada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...