CED-Som
|

Wiilka Maryan Mursal iyo Cigaal oo Fanka Ku soo Biiray+Daawo

Wiilkaan oo iska dhaleen Fananiinta caanka ah ee Maryan Mursal Ciise iyo Ahmed Cali Cigaal ayaa dhawaan ku soo biiray fanka isagoo waliba la soo baxay cod u dhaw codka abihiis Ahmed Cigaal dhanka kalsoonida iyo  jilitaankana uu ka racay
Hooyadiis Maryan Mursal.

Wiilkaan oo iska dhaleen labada fanaanoo lagu magacaabo Kunciil Ahmed Cali Cigaal  ayaa dhawaan laga helay muuqaalkii ugu horeyay,waxuuna cadeeyay in uu sooo wado Album Muuqaal ah oo dad badani ay ka heli doonaan.

Fanka Soomaalida kuma cusbo in wiil ama gabar ay fanka ka dhaxlaan abahood ama hooyadood oo horay fanaan u ahaayeen ,waxaana tusaala u soo qadan karnaa Fanaanada Ikraan Caraale oo ka dhaxashay fanka aabaheed Maxamed Caraale iyo waliba Hodan Abdirahman Dheere oo ayadane ka dhaxashay fanka waalidkaan sida wiilkaan.

Dhanka kale Fanaanada weyn Maryan Mursal oo inta badan waraysiyo ku saabsan xagga fanka warbaahinta u siisay horay uma sheegin in wiil ay dhaleen ayada iyo Ahmed Cigaal in uu fanka ku soo biiri doono kana dhaxli doono labadooda oo waxaa la dhahi karaa waxuu ku soo baxay si kadis ah.

Kunciil ayaa waxaa uu hooyadiis u ku wehilyay Safarkii ay Soomaaliland ku tagtay dhowrsano kahor waana nin u muuqda inuu ku wanaagsan yahay dhanka heesaha iyo jiliinkaba iyadoo ay ka muuqato xamaasad sare iyo inuu ku raaxeysanayo heesahiisa. inkastoo todobaadka dambe la sugayo inay soo baxdo heesta oo dhameystiran.

Ugu danbeentii waxaan wada sugi doona Fanaanka fananiinta iska dhaleen Albumkisa Cusub iyo sida uu fanka ku soo galo.

 Halkaan Ka daawo Kunciil oo heestiisa ku baashaalaya

Raage Ali Dheere
raageali@hotmail.co.uk
Jilaa.com Holland – Amsterdam

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jun 24 2012. Filed under Arrimaha Bulashada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

3 Comments for “Wiilka Maryan Mursal iyo Cigaal oo Fanka Ku soo Biiray+Daawo”

  1. reer wada fanaan ah is ku meel ayeey ku sheegesanayan mekel jagsan ayeey cafay isla dalbaden yaab ka adunka waaye narta famiil dhana in eey so hanunan ayaan illah uku rajenaya waa dad tagay bisinka

  2. THANKX WARFAAFIYE AAD AYAAN UGU HELAY WEBKIINA
    FANAANKAAN CODKIISA IYO ISRUXUUSA WAA 100% CAADI MAAHAN

  3. asc war ilahay unoqo umadana yay kugu danbabine caloshada baqbaqle sida udhamo

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...