CED-Som
|

K’naan jilaa Filimada Mareykanka sameeya ayuu noqday.

Fanaanka Soomaaliyeed ee caalamiga ah Keynaan Warsame ayaa waxuu markaan kusoo biiray inuu matalo filimada Mareykanka asigoo usoo jeesta inuu noqdo Jilaa taasoo hore loo saadilayay inuu doorkaasi ka baxi karo uuna mustaqbal wanaagsan ku leeyahay.

K’naan oo heesahiisa ay ka shaacbaxeen caalamka ayaa markaani waxaa u yeerteen soo saarayaal caalami ah iyadoo uu haatan wax ka jilay filim lagu magacaabo Cosmopolis kaasoo laga sii daayay maharajaanka Cannes waxaana soo saare ka ah david Cronenberg, waxa kale uu K’naan u sameeyay soundtrack ama heesta filinka codeyntiisa ah.

Hees ka mid ah heesaha lagu soo daray filimka oo lagu magaacabo Mecca ayuu K’naan qaadayaa waxaana kala qeyb qaadana filinkani sidoo kale Jilaaga oscar-ka qaatay ee Howard Shore, iyadoo qisada filinkana ay tahay buug Don DeLillo.

K’naan ayaa ka mid noqday dadkii ay soo saaraysha filimkani weydiisteen caawinaad asigoo wax kala matalay, waxaana shaki ku jirin inuu K’naan sii noqonayo caan hadii uu xoogga saaro jilaanimada.


Jilaa.com.

Halkan ka dhageyso Heesta uu filimka saaray K’naan oo u ku bilaabay bisinka.

Email: warfaafiye@gmail.com
Posted by on Jun 17 2012. Filed under Arrimaha Bulashada, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  • hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  • Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  • Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  • puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  • Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  • Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  • Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  • Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  • PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...